Saturday, October 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Haween tababar loogu soo xiray Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Haween tababar loogu soo xiray Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku dhawaad 30 haweeen ah oo laga kala keenay degmooyinka Gobolka Benaadir ayaa manta tababar loogu soo xiray magaalada Muqdisho, kaasi oo ku saabsanaa sare u qaadidda heerkooda aqooneed.

Tababarkan oo socday muddo lix bil ah, isla markaana ay soo qaban qaabisay hayโ€™adda SOWDA oo ah hayโ€™ad u dhaq dhaqaaqda arrimaha haweenka, loona qabtay ku dhawaad 30 haween ah oo laga kala keenay degmooyinka Gobolka Benaadir ayaa waxaa lagu barayay maamulka iyo maareynta xafiisyada, ganacsiga iyo xirfado yar yar oo ay ku shaqeysan karaan, waxaana xiritaankii tababarkaasi ka qeyb galay ururada haweenka ee Qaranka iyo kan gobolka, iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

Faadumo Cabdullaahi Macalin oo ah guddoomiyaha hayโ€™adda SOWDA ayaa sheegtay in tabaarka ay ka faaโ€™iideysteen haween laga soo xulay degmooyinka Gobolka Benaadir, waxaana ay ku boorisay inay bulshada ugu adeegaan waxyaabaha ay tababarku ku qaateen.

Qaar ka mid ah haweenkii tababarka loo soo xiray oo ka hadlay dareenkooda ayaa soo dhaweeyay tababarka loo qabtay.

Canab Xasan Cilmi Guddoomiye ku-xigeenka ururka Haweenka Qaranka iyo Jawaahir Baarqab Guddoomiyaha ururka haweenka Gobolka Benaadir ayaa si isku mid ah dar daaran u jeediyay ardaydii tababarka nasiibka u heshay.

Jamiilo Saciid Muuse oo ku hadlaysay magaca haweenka qurbo joogta ah, isla markaana xilal kala duwan ka soo qabatay dowladihii dalka soo maray ayaa tilmaamtay in aad ugu faraxsantahay in haween intan la eg loo qabto tababar lagu kobcinayo aqoontooda.

Guddoomiyaha ururka Haweenka Qaranka Batuulo Sheekh Axmed Gaballe oo soo xirtay tababarka ayaa xustay in ururka Haweenka Qaranka uu dhiiri gelinayo ardayda tababarka dhamaysatay, isla markaana ay gacan ka geystan doonaan sidii fursado shaqo loogu abuuri lahaa.

Previous Post

Gudoomiyaha G/Sh/dhexe oo ka hadlay waxqabadka maamulkiisa (Dhageyso+Sawirro)

Next Post

Xuska dhalashada Nabigeena Muxamad (NNKH) oo lagu qabtay Mareykanka “Sawirro+Dhageyso”

Next Post
Xuska dhalashada Nabigeena Muxamad (NNKH) oo lagu qabtay Mareykanka “Sawirro+Dhageyso”

Xuska dhalashada Nabigeena Muxamad (NNKH) oo lagu qabtay Mareykanka "Sawirro+Dhageyso"

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In