Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Haweeneey Shiinees ah oo aqoon laheyn oo soo saartay Daawada Malaariyada

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Haweeneey Shiinees ah oo aqoon laheyn oo soo saartay Daawada Malaariyada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hawweneey lagu magacaabo Tú Yōuyōu waxa ay u dhalatay dalka Shiinaha waxaana ay isku dayday in ay daawada Duumada ama Malaariyada ka soo iqtiraacday Daawo ah hab-dhaqameed duug ah oo dalkeeda laga soo isticmaalayay muddo gaaraysa kun iyo lix boqol oo sanadood, iyadoo ugu dambeyntiina ku guulaysatay, taasoo ah la yaabka Marwo Tú ma laha aqoon jaamaceed oo caafimaad ah, waxaana la sheegayaa in aysan lahayn aqoon heer Jaamacadeed ah ee dhinaca Caafimaadka lagana isticmaalayay Caalamka muddo 40 sanadood ah Daawo ay samaysay.

Daawada ay samaysay ayaa lagu magacaabaa Qinghaosu (sidoo kalane loo yaqaan artemisinin) iyo dihydroartemisinin oo wax ka taray xannuunkii Malaariyada, taasoo la adeegsanayay ku dhawaad 40 sano hal-abuurkeedii lagulana tacaalay in ka badan 6 milyan oo kiis ayaa sanadkii 2015-kii la guddoonsiiyay abaalmarinta Nobeelka ee dhinaca Caafimaadka, iyadoo oo da’deeda 85-aad madaxa la gashay.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Arrintaasi ama dhacdadaasi ayaa micno gaar ah ii samaysay, Waxaana ay muujinaysaa in si qofi ugu guulaysto hawl uu u dhaqaaqay, islamarkaana aanay muhiim aheyn aqoon danbeed/aqoon dugsiyeed, ‘Educational background’, balse go’aan, isku-day, karti, ku-celcelin iyo adkaysi haddii uu la yimaaddo uu muran li’i hantiyi doono natiijada rasmiga ah.

Haweeneeydaasi u dhalatay Dalka Shiinaha ayaa yaab ku riday Culumada Cilmi Sayniska aadka ugu xeeldheereed,taasoo ay kaga yaabsatay sida ay u soo saaratay Daawada lagula tacaalo cudurka ay keento Kaneecadu ee loo yaqaan Duumada ama Malaariyada iyo waliba iyadoo ah qof aad u da’ weyn.

Previous Post

Madaxweynaha oo xariga ka jaray Xaruntii Ciidamada Cirka ee Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)

Next Post

Barakacayaalkii ugu horeeyey ee ka soo qaxa Qandala oo soo gaarey Boosaaso

Next Post
Barakacayaalkii ugu horeeyey ee ka soo qaxa Qandala oo soo gaarey Boosaaso

Barakacayaalkii ugu horeeyey ee ka soo qaxa Qandala oo soo gaarey Boosaaso

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In