Wednesday, March 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adaha ku shaqada leh dib-u-eegista Dastuurka iyo Bulshada Rayidka Puntland oo kulmay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Hay’adaha ku shaqada leh dib-u-eegista Dastuurka iyo Bulshada Rayidka Puntland oo kulmay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaarada Arrimaha Dastuurka, Gudigga La-socodka dib-u-eegista Dastuurka ee labada Aqal iyo Gudigga Madaxabanaan ee dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa waxay kulan wadatashi ah la qaateen Ururada Bulshada Rayidka ee Puntland.

Kulanka ayaa ahaa mid talabixin ku saabsan Geedi-socodka socodka Dib-U-Eegista Dastuurka looga dhageysanayay Bulshada Rayidka ee Puntland.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

March 18, 2026

Wasiir Cabdi Xoosh oo ka hadlayay kulanka ayaa yiri “Waxaan aaminsanahay in Bulshada Rayidka ay door wayn ku leeyihiin Geedi-socodka Dib-U-Eegista Dastuurka waxaana naga go’an in aan talooyinkiina dhageeysanno oo aan tixgelinno”

Sidoo kale, Gudoomiyayaasha labada Guddi Mudane Maxamed Daahir Afrax iyo Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Kaamil ayaa waxay sheegeen in Bulshada Rayidka talooyinkooda ay yihiin kuwo muhiimad wayn leh oo ay tahay in wadatashiyo badan lala yeesho.

Ugu dambayn, xubnihii ka socday Ururada Bulshada Rayidka ee Puntland ayaa waxay talooyin u soo gudbiyeen sedexda Hay’ad ee ku shaqada leh Dib-U-Eegista Dastuurka.

—–DHAMAAD—–

Previous Post

Duqa Muqdisho oo daah furay Ololaha Nadaafadda iyo Bilic soo celinta Caasimadda “SAWIRRO”

Next Post

Xoghaye Cumar Cabdirisaaq “Maamul hoosaadka oo hufan wuxuu muhiim u yahay Horumarka Caasimadda” SAWIRRO

Next Post
Xoghaye Cumar Cabdirisaaq “Maamul hoosaadka oo hufan wuxuu muhiim u yahay Horumarka Caasimadda” SAWIRRO

Xoghaye Cumar Cabdirisaaq “Maamul hoosaadka oo hufan wuxuu muhiim u yahay Horumarka Caasimadda” SAWIRRO

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

March 18, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

Taliska XDS oo ka farxiyay Carruurta danyarta ah ee ku jirta Isbitaalka Xoogga

Taliska XDS oo ka farxiyay Carruurta danyarta ah ee ku jirta Isbitaalka Xoogga

March 18, 2026
0

Maamulka Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta dhar loogu talagalay Ciidda u qeybiyey hooyooyin iyo carruur ku jira Isbitaalka Xoogga,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In