Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda Caafimaadka Adduunka  oo shaacisay noocyada ugu halista badan xanuunka Covid 19

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Hay’adda Caafimaadka Adduunka  oo shaacisay noocyada ugu halista badan xanuunka Covid 19
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maria Van Kerkhove, oo ah khabiir ku takhasustay cudurada faafa ayaa xaqiijisay in Ururka Caafimaadka Adduunka, oo kaashanaya maamulayaasha caafimaadka maxalliga ah ee adduunka oo dhan, ay hadda ku raad joogaan saddex nooc oo fayraska Corona ah, kuwaas oo ah noocyo halis ah oo kala duwan.

Tani ayaa waxay timid intii lagu jiray qeybti 28 wareysi lala yeeshay Dr Pascal Anthony, oo ay Hay’adda Caafimaadka Adduunka ku baahisay bogagga baraha bulshada, iyada oo looga dan leeyahay in kor loogu qaado wacyiga iyo wax ka ogaashaha  corona virus, kaasi oo siyaaba kala duwan ay kaga hadleen macluumaada Caafimaadka Caalamka.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Khubaro caafimaad oo ka tirsan Hay’adda Caafimaadka Adduunka WHO, ayaa sheegay in nooc ka mid ah Corona Virus oo loo yaqaano B.1.1.7, markii ugu horreysay laga helay Boqortooyada Ingiriiska, halka nooca labaad, ee B.1.351, uu ka soo muuqday markii ugu horreysay wadanka Koonfur Afrika, halka nooca sedaxaad ee P .1, markii ugu horeysay laga helay dalka Brazil.

Hay’adda Caafimaadka Adduunka WHO, ayaa sheegtay in uu  jiro koror ku saabsan gudbinta noocyada virus-kan sida B.1.1.7 iyo B.1.351, maxaa yeelay noocyadan waxay awoodaan in ay la fal galaan isbadalkasta oo ku yimaado Cimilada iyo unugyada shaqsiga.

Ugu danbeeyntii WHO, ayaa sheegtay in ay muhiim tahay in dadka laga badbaadiyo isbeddelada iyo faaitaanka fayraskan.

Previous Post

Mareykanka oo sheegay in uusan fasaxi doonin dhaqaalihii uu siin jirey Itoobiya 

Next Post

Madaxda Waddamada America, Australia, India iyo Japan oo ka wada hadlay caqabadaha ka taagan Shiinaha & dalal kale

Next Post
Madaxda Waddamada America, Australia, India iyo Japan oo ka wada hadlay caqabadaha ka taagan Shiinaha & dalal kale

Madaxda Waddamada America, Australia, India iyo Japan oo ka wada hadlay caqabadaha ka taagan Shiinaha & dalal kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In