Tuesday, February 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda Caafimaadka Aduunka oo talaalka Covid-19 gaarsiisay 12 dowladood oo Afrikaan ah

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Hay’adda Caafimaadka Aduunka oo talaalka Covid-19 gaarsiisay 12 dowladood oo Afrikaan ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Caafimaadka Aduunka WHO qayb-teeda Africa ayaa Sheegtay Ilaa Saakay  in 12 dowladood oo African ah la gaarsiiyay in ka badan 11 Malyan oo Talaalka Covid-19 Barnaamijka COVAX ee dalalka Faqriga lagu gaarsiinayay Talaalkan. 10-kii Maalmood ee la soo dhaafay.

Qaar kamid ah dalalka Bariga Afrika ayaa la gaarsiiyay Talaalkan Sida Kenya Sudan,Ugandha,Congo,Gambia,Malawi,Ruwanda,Nigeria ,Angola iyo dalal kale.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

February 16, 2026
Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

February 16, 2026

Sidoo kale hay,adda Caafimaadka aduunka ee WHO waxa ay sheegtay in dhawaan10 dal oo ay Soomaaliya ku jirto la gaarsiin doona Isbuucaan sida laga soo Xigtay Hay’adda .

Bahda Caafimaadka iyo dadka Da’doodu ka wayn tahay 50 sano waa inay Qaataan oo si siman ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay hay’adda Caafimaadka aduunka ee Who si loola dagaalamo faafida Covid-19 ee dunida sib a,an usaameeyay

Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee ugu dambeysay xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 123 xaalado cusub oo COVID-19 iyadoo ay ugeeriyoodeen  14 qof ayaana u geeriyootay, waxaana ka bogsatay 34 ruux.

Ilaa iyo hada tirada dadka uu soo riday Covdi-19 ee dalka ayaa lagu sheegay 7850 ruux halka 3,901 ay ka bodsootay hase ahaate waxaa ugeeriyootay 274 tan iyo markii uu ka dilaacay cudurka dalka .

Wasaaradda caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa ku ceilsay in ay muhiim  tahay fariimaha bahda caafimaadka ee looga hortagayo covid-19, oo xilligaan dalka si xoojan ugu sii faafayo.

Previous Post

WHO oo talaalka Covid-19 gaarsiisay 12 dowladood oo Africaan ah

Next Post

Madaxweyne Deni oo bogaadiyay howlgallada ay Ciidanka Puntland ka sameeyeen qeybo ka mid ah Gobolka Bari

Next Post
Madaxweyne Deni oo bogaadiyay howlgallada ay Ciidanka Puntland ka sameeyeen qeybo ka mid ah Gobolka Bari

Madaxweyne Deni oo bogaadiyay howlgallada ay Ciidanka Puntland ka sameeyeen qeybo ka mid ah Gobolka Bari

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

February 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika, oo...

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

February 16, 2026
0

Akhriatayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalkeenna. Halkan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Qatar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Qatar

February 16, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadal miro dhal ah oo khadka taleefanka ah la yeeshay Amiirka...

Wasaaradda Deegaanka XFS oo qabatay kulan wadatashi ah

Wasaaradda Deegaanka XFS oo qabatay kulan wadatashi ah

February 16, 2026
0

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaysa Ha’yadda (NAP Global Network) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In