Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda Daryeelka bulshada oo qaybisay Agab waxbarasho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Hay’adda Daryeelka bulshada oo qaybisay Agab waxbarasho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agabkaan oo isugu jira kuraas, miisas,iyo boorsooyin ay kujiraan buugaag,ayaa maanta loo qaybiyay qaar kamid ah iskuulaadka sida lacag la’aanta ah ay wax uga bartaan Carruurta Barakacayaasha iyo kuwa dantayarta kuna yaala degmada hodan ee magaalada muqdisho ayaa loogu talagalay sidii looga saacidi lahaa maamulada iskuulaadkaasi in ay helaan agab waxbarasho oo dhamaystiran.

Iskuulaadkaasi ayaa waxaa kamid ah dugsiga hoose dhex sare ee kulmis iyo dugsiyo kale oo ay hirgelisay hay,adda daryeelka bulshada DBG oo kaashanaysa maamulka degmada hodan ee magaalada muqdisho ayadoo mas’uuliyiinta ay kormeer ku tageen xaruumah iskuulaadkaasi.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Agaasime ku-xigeenka Hay,adda Daryeelka bulshada DBG Bashiir Cali Maxmed ayaa sheegay in agabkaan ay u qeybiyeen inkabadan 300 Arday ah kuwaasi oo isugu jira wiilala iyo gabdho.

Guddoomiyah mamaulka degmnada hodan Cabduqaadir Cali Kulane ayaa ka mahad celiyaay howlahaasi adeegyada lacag la,aanta ah ee loo qabanayo bulshada gaar ahaan ardayda dalka wax ubaranaya.

mas’uuliyiinta maamulka degmada hodan waxa ay kormeer ku tageen iskuul barakacyaal oo kuyaala agagaarka Exkontarol afgooye.
Dhoofo Cabdi Xaashi oo ah maamulaha iskuulkaasi ayaa sheegtay in dugsiga ay waxkabartaan Carruur daryar iyo barakacayaal isugu jira.

Previous Post

Xubno Ka Socday Hey’adaha Q.M Oo Kulan Kula Qaatay Gaalkacyo Mas’uuliyiinta Maamulka Galmudug

Next Post

Daminta dab ka kacay isgoyska Black Sea oo lagu guulaystay “Sawirro”|

Next Post
Daminta dab ka kacay isgoyska Black Sea oo lagu guulaystay “Sawirro”|

Daminta dab ka kacay isgoyska Black Sea oo lagu guulaystay "Sawirro"|

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In