Saturday, June 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda duulista rayidka oo shirkadda Jubba Airways guddoonsiisay shatiga iyo taarigada ay ku shaqeyneyso “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Hay’adda duulista rayidka oo shirkadda Jubba Airways guddoonsiisay shatiga iyo taarigada ay ku shaqeyneyso “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda duulista rayidka ayaa galabta guddoonsiisay shatiga iyo taarigada ay ku shaqeyneyso shirkadda Jubba Airways Xaflad ballaaran oo ay ka soo qeyb galeen Wasiirka gaadiidka iyo duulista Xukuumadda Federaalka Soomaaliya maareeyaha guud ee hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed, maareeyaha maamulka guud iyo amniga garoonka, ku xigeenka, maamulka iyo howlwadeennada shirkadda Jubba Airways Soomaaliya, taliye ku xigeenka booliiska garoonka, nabadsugidda iyo guddiga adeegga diyaaradaha.

Maareeyaha guud ee maamulka hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin oo ugu horeyn hadal ka jeediyay goobta ayaa faahfaahiyay dalabka iyo ruqsadaha diyaaradaha ganacsarada Soomaaliyeed qaabka ay u iibsan karaan si ay ugu shaqeeystaan gudaha dalka.

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026

Maareeyaha hay’adda duulista iyo Wasiirka gaadiidka ayaa indha indheeyay diyaaradda, iyadoo ay wehlinayaan injineero aqoon u leh hubinta tayada diyaaradaha, Wasiir Duraan Axmed Faarax ayaa sheegay shuruudaha bixinta taarigada, ayaa sheegay in marka hore shirkadaha la diiwaangeliyo kadibna la siiyo taarigada marka shuruudaha ay buuxiyaan

Wakiilka Jubba Airways ee Soomaaliya mudane Cabdiraxiin Cismaan Dhimbil ayaa u mahadceliyay maareeyaha guud ee hay’adda duulista rayidka iyo wasaaradda gaadiidka isagoo sheegay in ay tahay tallaabo dhiirigelineysa ganacsatada diyaaradaha soo iibsaneysa.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo Jabuuti ugu Hambalyeeyay Sannad Guurada 44-aad ee Xornimadooda

Next Post

Wasaaradda howlaha guud ee Galmudug oo baarlamaanka horgesay hindise sharciyeedka nidaaminta nakhshadeynta magaalooyinka “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda howlaha guud ee Galmudug oo baarlamaanka horgesay hindise sharciyeedka nidaaminta nakhshadeynta magaalooyinka “SAWIRRO”

Wasaaradda howlaha guud ee Galmudug oo baarlamaanka horgesay hindise sharciyeedka nidaaminta nakhshadeynta magaalooyinka "SAWIRRO"

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In