Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay,adda Islaamig Relief oo wasaaradda Caafimaadka ku wareejisay isbitaal weyn oo ay Muqdisho ka hirgalisay{SAWIRRO}

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Hay,adda Islaamig Relief oo wasaaradda Caafimaadka ku wareejisay isbitaal weyn oo ay Muqdisho ka hirgalisay{SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Isbitaalkaan oo laga hirgaliyay degmada Warta nabada ee gobolka Banaadir ayaa waxaa uu yahay mid ka mid ah isbitaalada ugu waaweyn Soomaaliya waana isbitaal qaabilsan xanuunada indha ku dhaca Hay.adda Islamaig Relief ayaa dhistay Isbitaalkaan waxaana dhaqaale xoogan ku bixisay Dowladda Baxrayn  Boqortooyada Bahrayn ayaana loogu magacdaray Hospitaalkaas.

Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo kala ah wasiirka Wasaaradda Caafimaadka.  wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah .iyo wasiir ku xigeeenka caafimaadka ayaa waxaa ay maanta kormeeer ku tageeen isbitaalkaas iyagoo ku soo wareegay qaybaha uu ka kooban yahay Isbitaalku mas,uuliyiinta hay,adda islamaig Relief ayaana warbixin ka siiyay Wasiirada  isbitaalkaan baaxada weyn eee ay ka dhistay hay.adu magaalada Muqdisho.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026

Madaxa ugu sareeya Hay,adda Islaamig Relief ee Soomaaliya Maxamed Aslam oo ugu horeyn hadlay ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyay dhismaha Isbitaalkaan iyo muhiimada uu u leeyahay Bulshadda Soomaaliyeed waxaana uu furayaasha isbitaalkaas ku wareeejiyay Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya.

Gudoomiyaha degmada Warta nabada Yaasiin Nuur Ciise ayaa waxaa uu sheegay in bulshada degmadaas ay u tahay fursad qaali ah in isbitaalkaan weyn laga hirgaliyo degmada isagoo xusay in ay ka faa,iideysan doonaan.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka Soomaaliya mudane Cusmaan Maxamed Cabdi daalo ayaa waxaa uu uga mahadnaqay Hay.adda islaamig Relief iyo Boqortooyada Bahrain hirgalinta isbitaalkaan oo qayb ka qaadan doona caafimaadka bulsho badan oo Soomaaliyeed.

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah mudane Cabdi raxmaan Yuusuf Cali Caynte oo ka mid ahaa mas,uuliyiinta halkaa kormeeerka ku tagay ayaa waxaa uu uga mahad naqay dhamaan dadkii isku howlay hirgalinta isbitaalkaan waxaana uu ugu baaqay bulshadda reer Warta nabada in ay ilaashadaan.

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya marwo Xaawo Xasan Maxamed  ayaa gunaanadkii ka hadashay la wareegitaanka Wasaaradda ee Isbitaalkaan waxaana ay sheegtay in wax aad loogu farxo ay tahay in isbitaalka sidaas u baaxad weyn laga hirgaliyo magaalada Muqdisho amaan iyo bogaadin ayayna u soo jeedisay Dowladda Bahrain oo dhaqaalaha lagu dhisay ku bixisay iyo Hay.adda Islaamig Relief oo dhistay.

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15

SAWIR QAADE :AXMED CALI KAAHIYE 

Previous Post

Xayiraadda Xawaaladaha Kenya ka shaqeeya oo saameysay qaxootiga Soomaalida

Next Post

Guddoomiyaha Cusub Ee Demada Dharkeenleey oo Maanta Xilka La Wareegay (Sawirro)

Next Post
Guddoomiyaha Cusub Ee Demada Dharkeenleey oo Maanta Xilka La Wareegay (Sawirro)

Guddoomiyaha Cusub Ee Demada Dharkeenleey oo Maanta Xilka La Wareegay (Sawirro)

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In