Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo shixnado gargaar ku wareejisay Hirshabeelle

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo shixnado gargaar ku wareejisay Hirshabeelle
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka SoDMA ayaa maanta 15 Gaari oo sida shixnad Mucaawino Gargaar ah u dirtay Deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Hiiraan oo dhowr Bil ka hor khawaarihta Al-Shabaab gacantooda laga saaray.

Gawaarida sida shixnadaha mucaawinada ah ayaa si gaar ah ugu wajahan Magalaoyinka Maxaas, Moqokori, Jalalaqsi iyo dhamaan degaanada ku xeeran oo dhawaan laga xoreeyay khawaarihta Al-Shabaab.

Related posts

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐›๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐š๐ซ๐š๐ ๐ ๐š ๐ž๐ž ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐๐š ๐๐š๐ฅ๐คa

March 7, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo deeq gargaar ah gaariisay Diinsoor

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo deeq gargaar ah gaariisay Diinsoor

March 7, 2026

Gudddoomiyaha Hey’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa ka warbixiyey Gargaarkaan loogu talagalay deegaanada Dadka ka barakacay Gobolka Hiiraan ee dhaawan laga xoreeyay khawaarijta Al-Shabaab, Guddoomiye Maxamuud Macallim oo ay wehliso Aagaasimaha Waaxda Gargaarka Marwo Sahro Cali Yusuf ayaa ku wareejiyay Gargaarka 15 Gaari ee Gobolka Hiiraan loo dirayo Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiiboyinka Maamulka Hirshabeelle Marwo Caaisho Khaliif.

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiiboyinka Maamulka Hirshabeelle Marwo Caaisho Khaliif ayaa u mahadcelisayย  Guddoomiyaha Heyโ€™adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle iyo Howlwadeennada Heyโ€™adda SODMA sida wanaagsan ee marwalba ay iskugu howlaan u gurmashada iyo gargaarka shacabka Soomaaliyeed, Wasiir Caaisho Qaliif ayaa sheegtay in ay gaarsiin doonto dadka ugu nugul ee ku barakacayย  Gobolka Hiiraan.

Previous Post

Raโ€™iisul Wasaare Xamse oo qaabilay Wafdi ka socda Ururka Iskaashiga Islaamka “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SODMA oo gargaar ku wareejiyay Wasiirka Haweenka Soomaaliya

Next Post
Guddoomiyaha Hayโ€™adda SODMA oo gargaar ku wareejiyay Wasiirka Haweenka Soomaaliya

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SODMA oo gargaar ku wareejiyay Wasiirka Haweenka Soomaaliya

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐›๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐š๐ซ๐š๐ ๐ ๐š ๐ž๐ž ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐๐š ๐๐š๐ฅ๐คa

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐›๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐š๐ซ๐š๐ ๐ ๐š ๐ž๐ž ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐๐š ๐๐š๐ฅ๐คa

March 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa furey Mashruucan oo ay ka faaโ€™iideysan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo deeq gargaar ah gaariisay Diinsoor

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo deeq gargaar ah gaariisay Diinsoor

March 7, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta booqasho shaqo ku...

Taliyaha cusub ee Ciidanka Cirka Soomaaliya oo maanta xilka la wareegay

Taliyaha cusub ee Ciidanka Cirka Soomaaliya oo maanta xilka la wareegay

March 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Cusub ee Ciidanka Cirka Soomaaliya Sareeye Guuto C/risaaq Maxamuud Xaaji (Qaloombi), ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xarig jaray xarun loo diyaariyay ka jawaabista xaaladaha degdeg ah ee amniga Isgaarsiinta

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xarig jaray xarun loo diyaariyay ka jawaabista xaaladaha degdeg ah ee amniga Isgaarsiinta

March 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka jaray Xarunta Qaran ee Amniga Saaybarka (SOMCIRT),...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In