Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda SATTA oo soo dhoweysay Magacaabista Maareeyaha hay’adda duulista Rayidka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Hay’adda SATTA oo soo dhoweysay Magacaabista Maareeyaha hay’adda duulista Rayidka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Ururka Somali Association of Travel and tourism (SATTA) oo uu fadhigiisu yahay Muqdisho, Cali Axmed Faarax ayaa soo dhoweeyay ansixinta Madaxweynaha Dalka ee sharciga duulista Rayidka.

Sharciga uu Madaxweynuhu Saxiixay ayuu sheegay inuu Soomaaliya fursad u siinayo in Diyaarad lasoo kireysto,lasoo iibsado,  gudaha Dalkana laga qaadan karo laysinka duulista iyo Taarikada, isla markaana halkan lagu tababari karo shaqaalaha Diyaaradaha.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Mudane, Cali Axmed oo la hadlayay warbaahinta Qaranka ayaa sidoo kale sheegay in uu ku faraxsan yahay Magacaabista Maareeyaha cusub ee hay’adda duulista Rayidka, Axmed Macallin Xasan oo ah Khabiir muddo badan kasoo shaqaynayay howsha loo igmaday, isla markaana uu yahay shaqsigii ku habboonaa wax badanna kusoo kordhin kara shaqadan loo xil-saaray.

Guddoomiyaha Ururka SATTA, Cali Axmed Faarax ayaa dhinaca kale Dowladda ka codsaday in ay dib u furto duullimaadyada gudaha maaddaama ay jiraan degaanno Soomaaliyeed oo aan Dhulka lagu tegi Karin Dad badanna ay xanniban yihiin.

Previous Post

Golaha amaanka QM oo muddo kordhin cusub u sameysay xafiiskeeda UNSOM Soomaaliya

Next Post

Ciidamada Xoogga dalka oo howlgallo baaritaanno ah kawada deegaanno ay shalay la wareegeen (Daawo Sawirrada)

Next Post
Ciidamada Xoogga dalka oo howlgallo baaritaanno ah kawada deegaanno ay shalay la wareegeen (Daawo Sawirrada)

Ciidamada Xoogga dalka oo howlgallo baaritaanno ah kawada deegaanno ay shalay la wareegeen (Daawo Sawirrada)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In