Wednesday, February 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda Tubsan oo soo bandhigtay Istaraatiijiyadda Qaran ee ka hortaga Fikirka xagjirka 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Hay’adda Tubsan oo soo bandhigtay Istaraatiijiyadda Qaran ee ka hortaga Fikirka xagjirka 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan howleed lagu soo bandhigayay wada tashiga dib u eegista Istaraatiijiyadda Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fekerka xagjirka ah oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda Tubsan,ayaa maanta ka furmay Muqdisho.

Shirkan Wadatashiga, ayaa waxaa ka qeyb galay Agaasimaha hay’adda Tubsan, Safiirrada beesha Caalamka, qaar ka mid ah hay’adaha QM, ATMIS iyo mas’uuliyiin kale.

Related posts

Dhismaha degaanka Safiirka  Soomaaliya ee Tanzania oo xarigga laga jaray

Dhismaha degaanka Safiirka Soomaaliya ee Tanzania oo xarigga laga jaray

February 11, 2026
Somalia Wins Historic Election to the African Union Peace and Security Council (2026-2028)

Soomaaliya oo loo doortay inay ka mid noqoto Golaha Nabadda Midowga Afrika

February 11, 2026

Agaasimaha Hay’adda Tubsan, Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa ugu war bixiyay mas’uuliyiinta ka qeyb gashay soo bandhigidda wadatashiga Istaraatijiyadda Qaran ee ka hortagga Fekerka xagjirka ee rabshadaha wata.

Kulanka ayaa sidoo kale waxaa ka hadlay danjirayaasha Caalamka u jooga dalka iyo qaar ka mid ah ururrada caalamiga ah, iyagoo taageeray habsami u socodka la dagaallanka Argagixisada, dedaalka lagu bixinayo nabadda iyo horumarinta lagu samaynayo deegaannadii laga xoreeyey khawaarijta.

Previous Post

Dowladda Kuwait oo bilaawday inay Guryo u dhisto Barakacayaasha ku nool Baydhabo

Next Post

Guddiga Maaliyadda BJFS oo kormeeray xarunta Wasaaradda Maaliyadda “SAWIRRO”

Next Post
Guddiga Maaliyadda BJFS oo kormeeray xarunta Wasaaradda Maaliyadda “SAWIRRO”

Guddiga Maaliyadda BJFS oo kormeeray xarunta Wasaaradda Maaliyadda "SAWIRRO"

Dhismaha degaanka Safiirka  Soomaaliya ee Tanzania oo xarigga laga jaray

Dhismaha degaanka Safiirka Soomaaliya ee Tanzania oo xarigga laga jaray

February 11, 2026
0

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Xamsa Aadan Xaadoow, ayaa si rasmi ah...

Somalia Wins Historic Election to the African Union Peace and Security Council (2026-2028)

Soomaaliya oo loo doortay inay ka mid noqoto Golaha Nabadda Midowga Afrika

February 11, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa loo doortay inay ka mid noqoto Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika (PSC) muddada 2026–2028, taas...

Somalia Wins Historic Election to the African Union Peace and Security Council (2026-2028)

Somalia Wins Historic Election to the African Union Peace and Security Council (2026-2028)

February 11, 2026
0

The Federal Republic of Somalia has been elected to serve on the African Union Peace and Security Council (PSC) for...

Mudanayaasha Labada Aqal oo soo gabagabeeyay doodda Cutubka 5-aad ee Dastuurka KMG ah

Mudanayaasha Labada Aqal oo soo gabagabeeyay doodda Cutubka 5-aad ee Dastuurka KMG ah

February 11, 2026
0

Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 13-aad, waxaana...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In