Monday, July 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka Raadiyahaa

Heeska Howl qabad: Bulshooy qaranimada hano Bulshooy had iyo goor heegan noqo Bulshooy

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka Raadiyahaa, Xulashada
0
Barnamijka, Falanqaynta Ciyaaraha oo looga haddlaayay Xiriirka Cusub ee Kubadd Cag yaraha Soomaaliyeed” Dhagayso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Heeska oo ka mid ah heesaha ku kaydsan Kaydka hadalka ee Radio muqdisho ayaan ugu talagalnay aqristayaasha Radio muqdisho.net si aan isugu baraarujino heesaha wadaniga ah ee aanu leenahay.

Taariikhda heeska: 11/11/1985-kii

Related posts

Tiigsigii wuu taabbo-galayaa

Tiigsigii wuu taabbo-galayaa

October 20, 2025
Wasiirka Gaashaandhigga oo Hambalyo u Diray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Munaasabadda 65-Guurada Aasaaskooda

Wasiirka Gaashaandhigga oo Hambalyo u Diray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Munaasabadda 65-Guurada Aasaaskooda

April 12, 2025

Miraha heeska: Axmed Siciid Cali

Hal ku dhigga heeska: Howl qabad

Fannaanada Nadiifo Cali Kulane:

Bulshooy qaranimada hano Bulshooy had iyo goor heegan noqo Bulshooy

Howl qabad u hanuusanoow dantaadana hagar ka daa hagar ka daa dantaadana

Hiyiga gali horumarkaa tilmaanta hoggaashiyo ku hiro howraarta dhaba dhulkaagan hoos u dhugo

Carraabo haliila iyo hayaan gureynu nahay heshiiskiyo hadafku waa in aan heegada marnoo Bulshooy howl ku haminaa

Fannaanka Axmed Cumar Saalim:

Hadda iyo tusaalaha hadafkeena gaarnee harqodka iyo Yaambada ma ku wada hagaagnaa?

Hirka laaca doogana ma u howlgaleen Bulshooy ma u howlgaleenaa?

Haa Haa waa u howlgaleenaa

Ma hayaaminaa reer harada iyo biyaha waran haqabeel ma dharagnaa?

Haa Haa waan hayaamineynaa

Carraabo haliila iyo hayaan gureynu nahay heshiiskiyo hadafku waa in aan heegada marnoo Bulshooy guul ku haminaa.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2016/04/Hees-wadani-ah.mp3

 

Previous Post

Wasiir ku-xigeenka gaashaandhigga oo la kulmay Wasiirka difaaca ee Turkiga

Next Post

Saraakiil ka tirsan booliiska Soomaaliya oo tababar loogu diray Talyaaniga “Sawirro”

Next Post
Saraakiil ka tirsan booliiska Soomaaliya oo tababar loogu diray Talyaaniga “Sawirro”

Saraakiil ka tirsan booliiska Soomaaliya oo tababar loogu diray Talyaaniga "Sawirro"

Somali Ambassador Signs Book of Condolences at Qatar Embassy in Pretoria

Somali Ambassador Signs Book of Condolences at Qatar Embassy in Pretoria

July 13, 2026
0

H.E. Adam Isak Ali, Ambassador of the Federal Republic of Somalia to the Republic of South Africa signed the Book...

DAAWO SAWIRRADA: Howlgalkii Ciidanka Ay Kula Wareegeen Kuntuwaareey Iyo Carruur Ay Soo Furteen

Somali Special Forces Eliminate Seven Al-Shabaab Fighters in Midnight Operation

July 13, 2026
0

The specially trained Danab Commandos of the Somali National Armed Forces conducted a planned operation shortly after midnight in Sablaale...

Kumaandooska DANAB oo Jubbada dhexe ku dilay Horjooge u dhashay Dalka Nepal

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaadka Khawaarijta

July 13, 2026
0

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay saqdii dhexe howlgal qorsheysan ka fuliyay degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha...

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

July 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo Khudbad ka Jeedisay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee ka socda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In