Thursday, September 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hey’adda Hormuud oo deeq gaarsiisay maxaabiista xabsiga dhexe-Sawirro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Hey’adda Hormuud oo deeq gaarsiisay maxaabiista xabsiga dhexe-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’ada samafalka Hormuud Foundation deeqdaan ay gaarsiisay xabsiga dhexe ee xamar maxaabiista ku jirta oo ay ugu talo gashay in bisha barakeysan ee ramadaanka lagu quudiyo maxaabiista xabsiga ayay ku simaha ra’iisul wasaaraha dalka iyo xubnaha kale ee dowladda ka socday goob joog u ahaayeen waxaana la wareeegay taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Janaraal Bashiir Maxamed Jaamac “Bashiir Goobe”.

kaalmadan ayaa waxaa ay isugu jirtay raashinka nuucyadiisa kala duwan iyo sidoo kale  xoolo nool loogu talo galay in lagu gowraco maxaabiista inta lagu jiro bisha Ramadaan,maamulaha Hormuud Foundation Mudane Muuse Axmed Nuur  ayaa waxaa uu faah faahiyay  inta ay ka kooban tahay deeqdaasi.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026

“Hadaan waxyar idiin sheego alaabta meesha taala waa sadax boqol oo loor oo bariis ah  sadax boqol loor oo sonkor ah,boqol loor oo bur ah ,afar kun afar boqol kilo oo timir ah ,kun liitar oo saliida wax lagu karsado ah,boqol gasac oo sharaab ah ,boqol iyo konton kilo oo caleen ah , kun iyo labo boqol oo joog oo isugu jira macawiso iyo funaanado iyo ilaa labaatan dumar ah dharkood”ayuu yiri Muuse.

Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed sareeyo gaas  Bashiir Maxamed Jaamac {Bashiir Goobe} ayaa waxaa uu uga mahad celiyay Hormuud Foundation garab istaageeda maxaabiista iyo dadka danyarta ah  waxaana uu balan qaaday in dadka loogu talo galay la gaarsiin doono.

“Waxaan mahad u celineynaa Hay’ada kheyriga ah ee Hormuud Foundation waana ka aqbalnay   muxuu ahaa hadiyadii ay walaalaheeena ka mid ah dadka ugu tabarta daran  maxaa yeeelay dad xuriyadii laga qaaday  Qof ka tabar darani ma jiro meeshana hadana xabsiga dhexe waxaa ka socda muxuu ahaayee howlo badan sida aad la socoto”ayuu yiri taliyuhu.

Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Dr.Axmed Cali Daahir ayaa waxaa uu ku bogaaadiyay Hay’ada Hormuud Foundation iyo cid kasta oo dooneysa in ay caawiso danyarta in ay sii wadaan oo ilaahay dartiis ay u bixiyaan sadaqada.

“Waxaad fulineysaan waxaa waaye watacaawanuu calal biri wa taqwaa walaa tacaawanuu calal ithmi  wal cudwaan, Kheyrka iyo wanaagga in la isugu kaalmeeyo xadiiskii rasuulka wuxuu ahaa manlaa yaxyam laa yurxam irxamuu man fil ardi yarxamukum man fisamaa  inamaa yarxamuhu laahu min cibaadihi ruxamaa  yacnii naska ku soo arooray Kheyrka nuucaasi oo kale ah runtii aadbuu u badan yahay ajarkiina ilaahay idinkama dayacayo”. Waxaa sidaa yiri Dr. Axmed.

Ku simaha ra’iisul wasaaraha dalka ahna wasiirka cadaalada xukuumada Soomaaliya mudane Cabdulaahi Axmed Jaamac {Ilka Jiir} oo gaba gabadii ka hadlay ayaa waxaa mahad celin ka dib ugu baaqay Hormuud Foundation iyo hay’adaha kaleba in ay caawiyaan dadka danyarta ah.

“Hormuud Foundation waa run sida uu sheegay xeer ilaaliyuhu ma ahan markii ugu horeysay waxaa weeye mar kasta oo kheyrka loo ordayo hormuud bey ka yihiin shirkadaha kale oo wali soo rafanaya waxaan leeeyahay adinkuna soo gaara wixii tabartiina cidna la qasbi maayee wixii tabartiina ah adinkuna wax ku bixiya”. Wasiirka ayaa sidaa yiri.

1 2 3 4

W/D: Axmed Cali Kaahiye

 

 

Previous Post

Maxkamadda darajada koowaad oo dambi ku weysay saraakiishii lagu eedeeyay in ay fududeeyeen qaraxii Hotel SYL-Sawirro

Next Post

Xuska maalinta carruurta Afrika oo Muqdisho lagu qabtay-Sawirro

Next Post
Xuska maalinta carruurta Afrika oo Muqdisho lagu qabtay-Sawirro

Xuska maalinta carruurta Afrika oo Muqdisho lagu qabtay-Sawirro

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

𝐑𝐚,𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐗𝐉𝐅𝐒  𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐄𝐥 𝐍𝐢𝐧̃𝐨

𝐑𝐚,𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐄𝐥 𝐍𝐢𝐧̃𝐨

September 23, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi , ayaa guddoomiyay kulan heer wasiir ah oo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAMO DOCEEDYO LA QAATAY HOGGAAMIYAYAAL CAALAMI AH

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAMO DOCEEDYO LA QAATAY HOGGAAMIYAYAAL CAALAMI AH

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula yeeshay Madaxweynaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In