Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Safiirka Finland ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddalka Cimilada Xukuumadda Dan-QARAN Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa maanta Magaalada Nairobi kula kulmay Safiirka...
War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska taliyaha hoggaanka socdaalka iyo Jinsiyadaha Jeneraal Gaafoow ayaa lagu sheegay in maanta dib looga noqday amarki ahaa in la joojin doono duullimaadyada isaga kala goosha Muqdisho iyo Hargeysa.
Akhriso War-saxaafadeedka
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddalka Cimilada Xukuumadda Dan-QARAN Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa maanta Magaalada Nairobi kula kulmay Safiirka...
Wafdi oo hoggaaminayo Wasiirka Deegaanka iyo isbadalka Cimillada JFS Soomaaliya Saraaye Guud Mudane Bashiir Maxamed Jaamac, oo uu Wehliyo Safiirka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay Shirweynaha 7-aad ee Garsoorka dalka, ayaa sheegay in dib-u-eegista iyo...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Maamulaha Guud ee...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho