Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hey’adda Socdaalka oo xarumo ka furi doonta magaalooyinka Xudur iyo Ceel-Barde-Sawirro

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Hey’adda Socdaalka oo xarumo ka furi doonta magaalooyinka Xudur iyo Ceel-Barde-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wefdi uu hogaaminayay taliyaha laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee dowladda Soomaaliya  gaashaanle sare Maxamed Aadan Jimcaale ( Koofi) oo gaaray magaalada Baydhabo ayaa la kulmay madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sh. Aadan iyo mas’uuliyiin kale.

Kulanka ay wada yeesheen madaxweynaha Koofur Galbeed iyo taliyaha laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha ayaa waxaa looga hadlayay sidii loo horumarin lahaa arimaha hey’adda socdaalka ee Soomaaliya.

Related posts

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

G/sare Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) oo ah taliyaha hey’adaha socdaalka iyo jinsiyadaha  ayaa madaxweynaha ka codsaday in Hay’adda lagala shaqeeyo sidii ay wajibaadkeeda uga gudan laheyd deegaanada maamulka Koofur Galbeed gaar ahaan deegaanada dhanka xaduuda xiga.

Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan ayaa dhankiisa balan qaaday in wax kasta oo ku saabsan howlaha hay’adda ay kala shaqeyn doonaan, waxaana labada mas’uul si wada jira iskula garteen in sida ugu dhaqsiyaha badan xarumo looga furo degmada Ceel-Barde oo  ku taala xadka Soomaaliya iyo Ethiopia iyo magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool si bulshada  ay u helaan adeega ay ugu baahan yihiin hey’adda  socdaalka.

Previous Post

Qaybtii saddexaad qaxooti laga soo qaaday Caden oo ku wajahan Barbera “Dhageyso”

Next Post

Cudurka Shuban oo ka dilaacay deegaanka Wanay ee gobolka Bakool-Sawirro

Next Post
Cudurka Shuban oo ka dilaacay deegaanka Wanay ee gobolka Bakool-Sawirro

Cudurka Shuban oo ka dilaacay deegaanka Wanay ee gobolka Bakool-Sawirro

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta mar kale khudbad ka jeedisay shir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In