Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ururka haweenka Wazda oo maanta tababar u soo xiray 180 haween ah “Dhageyso+Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Ururka haweenka Wazda oo maanta tababar u soo xiray 180 haween ah “Dhageyso+Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad Shahaaddooyin lagu guddoonsiinayay haween dhameystay tababar ay fulineysay Hey’adda Wazda  ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Tababarka oo socday muddo Afar bilood ah ayaa loo qabtay 180 haween danyar ah, kaasoo ku saabsanaa “Barashada dhaqaalaha guriga”, waana dufcaddii Saddexaad ee hey’adda Wazda u qabato tababar noocan oo kale ah.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Munaasabadda shahaaddooyinka lagu guddoonsiinayay haweenkaasi oo lagu qabtay xarunta Integrated Learning Institute, ee magaalada Muqdisho,  ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin iyo marti sharaf kala duwan.

Gudoomiyaha hey’adda Wazda marwo Siraad Maxamed oo mudaasabadda ka hadashay ayaa sheegtay in ardayda loo soo xiray tababarkan ay yihiin dufcaddii Sadexaad oo loogu magac daray 8-da Maarso.

Waxeyna kula dardaarantay xubnaha tababarka loo soo xiray iney ka faa’iideystaan aqoonta ay ka kororsadeen tababarka muddadii uu socday, islamarkaana ay ku dubbaqaan howl maalmeedkooda.

Marwo Siraad Maxamed oo hadalkeeda sii wadata ayaa haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeeysay munaasabadda 8-da Marso, iyadoo kula dardaarantay iney midoobaan, islamarkaana ay gacan ka geystaan horumarinta dalka iyo tan qoysaska.

Tababarkan ayaa waxaa gacan ka geystay hey’adda Shabeelle Foundation iyo ururka macalimiinta Qaranka Soomaaliyeed ee SONUT.

Codka marwo Siraad Maxamed

1977183_633852653412354_2367158273528866405_n 10414502_633855880078698_6756490166814160033_n 10997695_633853360078950_8058837798671358250_n 11037566_633853856745567_636569895303319238_n 11046483_633852083412411_4048906477643316922_n IMG_20100104_023330 IMG_20100104_023756

Previous Post

Shirkadda Caymiska Islaamiga ah ee Takaaful oo xarigga laga jaray “SAWIRRO”

Next Post

R.W. Cumar oo kulamo kula qaatay Dhuusamareeb Odayaasha dhaqanka iyo maamulka gobolka “Sawirro”

Next Post
R.W. Cumar oo kulamo kula qaatay Dhuusamareeb Odayaasha dhaqanka iyo maamulka gobolka “Sawirro”

R.W. Cumar oo kulamo kula qaatay Dhuusamareeb Odayaasha dhaqanka iyo maamulka gobolka "Sawirro"

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In