Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hiiraan: Askar AMISOM ka tirsan oo xaflad sagootin ah loo sameeyay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Hiiraan: Askar AMISOM ka tirsan oo xaflad sagootin ah loo sameeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamo ka tirsan AMISOM oo qeyb ka ahaa qeybta 4aad ee ka howl galaysa gobolka Hiiraan ayaa magaalada Beledweyne loogu sameeyay xaflad sagootin ah kaddib markii lagu beddelay askar kale.

Ciidanka la beddelay ayaa ka socday waddanka Ethiopia waxay shaqeynayeen sanad iyo saddex bilood sida ay xaqiijiyeen saraakiisha ciidamada AMISOM ee ka qeyb gashay munaasabadda.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Shacabka Soomaaliyeed waa idiin abaal  hayaan, midowga Afrikana waa idinku faanayaan,   waxaad qabateen shaqo lagu faani karo”  ayuu yiri taliye ku xigeenka ciidamada AMISOM oo ka hadlay xafladda sagootinta.

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdifitaax Xasan Afrax ayaa u mahad celiyay dowladaha ciidankooda ku biiriyay howl-galka AMISOM, isagoo tilmaamay in gobolka Hiiraan ay wax badan ka qabteen muddadii ay ku sugnaayeen.

“Waxaan u mahad celinayaa ciidamada AMISOM ee shaqada soo waday muddada dheer, waxaan si gaar ah ugu mahad celinayaa Dowladda Ethiopia ka qeyb ahaanshaheeda howl-galkan qiimaha badan” ayuu yiri guddoomiye Hiiraan.

Ciidamo ka socda Jabuuti iyo Ethiopia ayaa ka howl gala gobolka Hiiraan, kuwaas oo ciidanka Soomaaliyeed ku caawiyay in magaalooyin badan laga saaro kooxda Al-Shabaab.

Previous Post

Maxkamada Ciidanka Qalabka sida oo saaka Dil ku fulisay askar Ciidanka Xooga ka tirsanaa{DHAGEYSO+SAWIRRO}

Next Post

Taliska Ciidanka Asluubta oo ka digay in la boobo dhulka uu gobollada ku leeyahay

Next Post
Taliska Ciidanka Asluubta oo ka digay in la boobo dhulka uu gobollada ku leeyahay

Taliska Ciidanka Asluubta oo ka digay in la boobo dhulka uu gobollada ku leeyahay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In