Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar ku saabsan nidaamka dowladaha Hoose oo lagu soo gabo gabeeyay Jowhar

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo gaaray Jowhar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siminaarkan ku saabsanaa sidii bulshada loo gaarsiin lahaa nidaamka dowladaha Hoose, isla markaana ay ka qeyb galeen qeybaha kala duwan bulshada ku nool deegaannada Hirshabeelle ayaa maanta la soo gabo gabeeyay, iyadoo diiradda lagu saaray sidii bulshada loo fahamsiin lahaa nidaamka dowladaha Hoose.

Guddoomie ku-xigeenka arrimaha bulshada ee Gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cismaan oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in sameynta golayaasha deegaanka ay tahay mid muhiim  u ah nidaamka dowladnimo, isagoo xusay inay waxbadan ka barteen inta uu siminaarka socday.

Related posts

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

March 30, 2026
Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

March 30, 2026

Sheekh Xuseen Cismaan mar uu ka hadlayay arrinta ku aadan dhismaha golayaasha deegaanka ayaa sheegay inay noqon doonaan kuwa iyaga dhexdooda iska soo dooranaya, isla markaana aysan jiri doonin qof kor laga keenayo.

Hirgelinta nidaamka dowladaha Hoose ayaa ah qorshe ay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukumadda Soomaaliya ku dooneyso inay la dhameytiro hanaanka Federaalka ee ay qadatay dowladda, si maamul goboleedyada looga hirgeliyo goleyasha deeegaanka oo ay noqoto mid ay iska soo doortaan dadka qofka ay rabaan in u matalo golaha deegaanka.

Previous Post

Dalalka Turkiga iyo Kuweyt oo kala saxiixday heshiis iskaashi

Next Post

Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Xaqsiinta Ciidamada iyo arrimo kale

Next Post
Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Xaqsiinta Ciidamada iyo arrimo kale

Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Xaqsiinta Ciidamada iyo arrimo kale

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

March 30, 2026
0

Ciidamada Xoogga Dalka oo ku jiray maalmahan hawlgal sifayn ah ayaa gaaray magaalada Baydhabo, ka dib markii ay waddada dheer...

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

March 30, 2026
0

Wafdiga ka socda Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, oo ay hoggaamineyso Guddoomiyaha Guddiga Dr. Maryam Qasim Axmed, ayaa...

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgalo culus Ka sameeyay Deegaano dhaca Shabellaha hoose

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgalo culus Ka sameeyay Deegaano dhaca Shabellaha hoose

March 30, 2026
0

Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 203 Guutada 20aad Qeybta 1aad Kumaan Dooska GorGor ayaa howlgalo Amni Xaqiijin iyo sifeyn...

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In