Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hirshabeele oo Tababar u soo xirtay cutubyo kamid noqonaya Ciidanka Amniga

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
7 years ago
in Wararka
0
Hirshabeele oo Tababar u soo xirtay cutubyo kamid noqonaya Ciidanka Amniga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada maanta loo soo xeray tababarka ayaa ka kooban 198 bsarkaal oo 21 kamid ah ar dumar yahiin ,islamarkaana si guud looga soo xulay Degmooyinka Hirshabelle .

Tababarka Booliskani ayaa waxaa uu socday muddo seddax bilood ah iyada oo ay si wadajir ah u leylinayeen Ciidamada Saraakiil sare oo ka tirsan Booliiska Soomaaliya  iyo Qeybta Booliiska AMISOM .

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Waxay goobta munaasabadda ka dhacaysay ku soo bandhigeen waxyaabihii lagu baray tababarka oo ay kamid yihiin sida looga hor tago rabshadaha.

Taliyaha booliiska Hirshabeele, Korneel Xasan Dhicisow Xasan, oo xafldda ka hadlay ayaa sheegay ciidamada ay noqon doonaan kuwo sida guud ugu howlgali doono dhamaan degmooyinka sida; Jowhar, Beledweyne ,Balcad ,Buuloburte ,Jalalaqsi,Mahaday ,Warsheikh iyo Cadalle ee Dowlad Goboledka Hirshabelle, waxuu taliyaha sido kale ballan qaaday inay sii xoojin doonana howlaha dib u habeynta Ciidamda Booliiska.

Wasiirka Amniga Hirshabeele Maxamed C/raxmaan Khayre, ayaa sheegay in farxad gaar ah u tahay wasaaraddu dhameystirka dufcadii 3 aad iska markaana wasaaraddu ku howlan tahay diyaarinta dufcaddii affaraad.

Waxaa tababarka soo xirey, madaxweyne ku xigeenka Hirshabeele, cali Cabdulaahi Xuseen Guudlaawe, ayaa u mahad celiyay dhammaad intii ka qeyb qaadatay suurtagelinta tababarkan, isagoo tilmaamay in ciidanka looga fadhiyo sugida amniga deegaanada Hirshabeele loola baahan yahay in ay ka shaqeeyaan sidii looga adkaan lagaa argagaxisada.

Munaasabadda waxaa ka qeybgalay; madaxweyne ku xigeenka Hishabeele, Cali Guudlaawe, wasiirka amniga Hirshabeele, mudane Maxamed C/raxmaan Khayre, wasiirka dhalinyarada, C/qani C/laahi Jeenyo, Taliyaha qeybta booliiska, Korneel Xasan Dhicisow Xasan, guddoomiyaha gobolka Shabeelaha dhexe, Axmed Mayre Makaraan Christopher Aria oo AMISOM ugu qaabilsan Hirshabeele, wakiila QM ugu xilsaaran Hirshabeele Benjamin Jonah iyo mas’uuliyiin kale.

Previous Post

Taliska Booliska Galmudug oo soo saaray amarro ka dhan ah hubka sharci darada ah “SAWIRRO”

Next Post

Dawladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kala saxiixday heshiis lagu horumarinaayo wax soo saarka Dalka “SAWIRRO”

Next Post
Dawladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kala saxiixday heshiis lagu horumarinaayo wax soo saarka Dalka “SAWIRRO”

Dawladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kala saxiixday heshiis lagu horumarinaayo wax soo saarka Dalka “SAWIRRO”

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In