Tuesday, September 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hirshabeellee oo ka hadashay halka uu marayo wacyi-gelinta dastuurka

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Hirshabeellee oo ka hadashay halka uu marayo wacyi-gelinta dastuurka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru Dowlaha arrimaha dastuurka ee maamul Goboleedka Hirshabeelle mudane; Saaddaq Muqtaar Cabdulle, ayaa sheegay in uu meel wanaagsan u marayo kulamadii wacyi-gelinta arrimaha dastuurka oo Maalmahan ka socday Jowhar.

Wasiir, Saaddaq Muqtaar oo la hadlayay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Saddxedii Maalmood ee lasoo dhaafay ay kulamo la qaateen qeybaha kala duwan ee Bulshada, si ay macluumaad dheeri ah ugu bixiyaaan barashada dastuurka iyo sidii loo qabyo tiri lahaa.

Related posts

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada  Urur-Goboleedka IGAD

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD

September 15, 2026
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay saddex arday oo kaalmaha hore ka galay tartan caalami ah oo Qur’aan

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay saddex arday oo kaalmaha hore ka galay tartan caalami ah oo Qur’aan

September 15, 2026

Wuxuu sheegay Wasiiru Dowluhu in ay Bulshadu ay su’aalo furan ka weydiinayeen dastuurka, Maqaamka caasimadda, qoontada Haweenka, qaab dhismeedka Dowladda, nidaamka miisaaniyadda, amniga, caddaaladd iyo garsoorka.

Mudane; Saaddaq, ayaa sheegay in ay Shalay soo gaareen Jowhar xubno ka tirsan Guddiga madaxa bannaan ee dib u eegista dastuurka, iyagoo hoggaanka Hirshabeelle la wadaagi doono qeybaha siyaasadda ee dastuurka iyo sidii loo waafajin lahaa aragtida Bulshada Hirshabeelle.

Waxaa Maalmihii aynu soo dhaafnay gaarayay Dowlad Goboleedyada Dalka wufuud ka socota Wasaaradda dastuurka iyo Guddiga madaxa bannaan ee dib u eegista dastuurka, si ay la tashiyo ula soo sameeyaan hoggaanka iyo Bulshada maamullada Dalka.

Previous Post

Madaxweyniyaasha Soomaaliya iyo Kenya oo Telefoon ku wadahadlay

Next Post

Buuloburde waxaa laga hirgelinayaa isbitaal weyn

Next Post
Buuloburde waxaa laga hirgelinayaa isbitaal weyn

Buuloburde waxaa laga hirgelinayaa isbitaal weyn

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada  Urur-Goboleedka IGAD

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD

September 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad ee...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay saddex arday oo kaalmaha hore ka galay tartan caalami ah oo Qur’aan

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay saddex arday oo kaalmaha hore ka galay tartan caalami ah oo Qur’aan

September 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saddex arday oo Soomaaliyeed oo...

Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare oo xarunta Safaaradda ku qaabishay Safiirka cusub Masar

Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare oo xarunta Safaaradda ku qaabishay Safiirka cusub Masar

September 15, 2026
0

‎Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta Masar u...

Guddiga Aqalka Sare oo Wasaaradda Deegaanka Su’aalo Ka Weydiiyay Dhisidda Hay’adda Saadaasha Hawada

Guddiga Aqalka Sare oo Wasaaradda Deegaanka Su’aalo Ka Weydiiyay Dhisidda Hay’adda Saadaasha Hawada

September 15, 2026
0

Guddiga Khayraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka ee Aqalka Sare ee BJFS, iyagoo gudanaya waajibaadkooda shaqo, ayaa maanta xafiiskooda ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In