Saturday, June 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hodan: Waddooyin muhiim ah oo dib loo furay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka Sh/dhexe Oo Kormeer Howleed Ku Tagay Wado Dayactir Uu Ka Socdo “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waddooyinkan isku xira laamiga hor mara Isbitaalka Digfeer iyo tan wadada Wadnaha ee magaalada Muqdisho oo xirneyd, islamarkanaa si sharci darro ah loo dhistay ayaa maamulka degmada Hodan ee gobolka benaadir uu ku guuleystay in uu dib u furo waddooyinkan oo muhiim u ah isu socodka gaadiidka iyo dadweynaha

Maamulka Degmada Hodan ayaa sheegay in tani ay qeyb ka tahay fulinta awaamiirtii ka soo baxday duqa Muqdisho oo ah in dib loo furo waddooyinka muhiimka ah ee ku yaala xaafadaha isku raranka, waxaana maamulka degmada Hodan ay ku qaadatay dib u furista wadooyinkan muddo 20 cisho ah, sida uu Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay Guddoomiyaha Degmada Hodan Axmed Salaad Ibraahim.

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026

“Howlahaan waxa ay socdaan muda 20 cisho, waana howlo wadu furis ah oo horey uu u amray gudomiyaha gobalka banaadir in meelaha is rarinta in wadooyinka  anigoo fuleyno amarka gudomiyaha gobalka banaadir waxaan ku guleysanay in aan furo wadooyinka uu gaaray ilaa 10 wado waxaan isku xirta cisbitaalka digfeer iyo wada bubursan ee baahan in la dactiro ee wadanaha waan inta u dhexesa labada leemi.

Guddoomiyaha Degmada Hodan Axmed Salaad Ibraahim ayaa sheegay inay sii wadayaan howlaha dib loogu furayo waddooyinka, si dib loogu soo celiyo adeegyada bulshada.

Furista wadooyinka ayaa ka qeyba ka ah dadaallada uu maamulka degmada Hodan ee Gobalka banaadir  ugu jiro horumarinta adeegyada bulshada iyo soo celinta bilicada Caasimadda

Previous Post

Wasaaradda batroolka oo ka hadashay xog uruurin la xiriira dhul badeedka

Next Post

Baarlamaanka oo soo gabo gabeeyay dooda hanaanka doorasho ee dalka

Next Post
Kulanka Baarlamaanka Oo Goor Dhow Soo Gabagaboobay Iyo Beri Oo Mar Kale Loo Balamay Su’aallo Weydiin

Baarlamaanka oo soo gabo gabeeyay dooda hanaanka doorasho ee dalka

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In