Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo amray in hawada loo diro Dayax gacmeedkii ugu horeeyay ee sahan millatari ah

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo amray in hawada loo diro Dayax gacmeedkii ugu horeeyay ee sahan millatari ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un, ayaa ku amray saraakiishiisa Ciidanka in ay u diyaar garoobaan dirida Dayax gacmeedkii ugu horeeyay ee sahan milatari ah.

Kim ayaa amarkan  bixiyay kadib kormeer uu maalin ka hor ku tagay wakaaladda horumarinta hawada sare ee Kuuriyada Waqooyi, iyada oo Pyongyang ay ballan qaaday in ay dhamaystirayso diyaargarow loogu jiro dirista Dayax-gacmeedkan, inta lagu jira dhammaadka bishan, sida lagu sheegay warbixin ay baahisay Wakaaladda Wararka ee Yonhap.

Related posts

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026
Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026

Intii lagu guda jiray booqashada, Kim waxa uu carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay dalkiisa u leedahay horumarinta hawada sare, si uu dalkiisa ugu mid noqdo dalalka horumarka ka gaaray Hawada sare.

Bishii Disembar ee sanadkii la soo dhaafay, Kuuriyada Waqooyi ayaa faafisay sawirro madow iyo caddaan ah oo laga soo qaaday qeybo ka mid ah Seoul iyo deked ku taalla meel 27 kilomitir ka xigta galbeed caasimadda Kuuriyada Koofureed, kuwaas oo la sheegay in luga soo qaaday Satellite tijaaba ah oo ay leedahay Kuuriyada Waqooyi .

Previous Post

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha XFS oo gaaray Cadaado

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo qabatay kulan ku saabsan qorshaha Qaran ee cudurka Qaaxada

Next Post
Wasaaradda Caafimaadka XFS oo qabatay kulan ku saabsan qorshaha Qaran ee cudurka Qaaxada

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo qabatay kulan ku saabsan qorshaha Qaran ee cudurka Qaaxada

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO(INDIA):-Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran dalka...

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee 11-aad ayaa muddadii uu shaqeynayay ku guuleystay fulinta waajibaadyo muhiim ah oo kaalin muuqda...

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In