Saturday, March 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo sanadkan ciidamada dalkiisa u dajiyay qorshe cusub

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo sanadkan ciidamada dalkiisa u dajiyay qorshe cusub
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sida ay baahisay Warbaahinta dowladda Kuuriyada Waqooyi maanta oo Arbaca ah, Kim Jong Un, hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, ayaa  daaha ka qaaday hiigsiga ciidankiisa ee sannadka cusub 2023-ka.

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, ayaa ku dhawaaqay inuu xoojinaayo awoodda difaaca dalkiis, iyadoo sida uu sheegay ay sii kordhayaan xiisadaha kala dhexeya deriskiisa Kuuriyada koonfureed iyo xulafadeeda.

Related posts

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 14, 2026
Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 14, 2026

Dejinta qorsha difaaca Kuuriyada Waqooyi, ayaa lagu go’aamiyay shirkii lixaad ee ballaarinta Golaha Dhexe ee Xisbiga, kaasi oo uu furay hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Isniintii la soo dhaafay, iyadoo ay goob joog ka ahaayeen madaxda sare ee xisbiga, Sarakiisha Ciidamada iyo xubna kale oo ka tirsan dowladda.

Warbaahinta dowladda ayaa sheegtay in Kim uu dejiyay qorshe cusub, si kor loogu qaado awoodaha difaaca, ayna ciidamada isugu diyaarinyaan ka hortaga awoodaha khatar galin karo xasiloonida dalkiisa.

Wakaaladda wararka Kuuriyada Waqooyi, ayaa sheegtay in Madaxweyne Kim, uu qorshahan ugu gol leeyahay sidii meesha looga saari lahaa isu dheellitir la’aan lagu arkay awoodaha Ciidamada kala duwan ee dalkiisa.

Previous Post

Guddigga arrimaha dibada ee golaha Shacabka oo kulan la qaatay Wasiirka arrimaha dibadda X.F.S

Next Post

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo soo gaaray magaalada Muqdisho

Next Post
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo soo gaaray magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo soo gaaray magaalada Muqdisho

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu beegsaday maleeshiyaad iyo...

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 14, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Qaadaysa Tallaabo Muhiim ah oo ay Kaga Mid Noqonayso Silsiladaha Caalamiga ah ee Macdanta Muhiimka ah

March 13, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo loo marayo Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta, ayaa saxiixday Heshiis Is-afgarad (MoU) oo ku saabsan...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo khadka telefonka kula hadlay dhiggiisa Dalka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo khadka telefonka kula hadlay dhiggiisa Dalka Qatar

March 13, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa khadka taleefanka kula hadlay Ku-xigeenka Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In