Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hogaamiyaha Xisbullaah oo Boqor Maxamed Bin Salmaan ku eedeeyay in uu maal galiyo dagaalo ka dhan ah Caalamka Islaamka

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Hogaamiyaha Xisbullaah  oo Boqor Maxamed Bin Salmaan ku eedeeyay  in uu maal galiyo dagaalo ka dhan ah Caalamka Islaamka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayaha Guud ee Ururka Xisbullaah Xasan Nasrullaah, ayaa ku eedeeyay Boqorka Sacuudiga inuu diyaar u yahay maalgalinta dagaalka  ka dhaca gobolka, sidoo kale wuxuu sheegay Nasrullaah in mashruuca “American-Saudi”oo uu hormuud ka ahaa Sacuudiga uu ka dhaqangalay Suuriya.

Xasan Nasrullaah ayaa yiri: “waxaa jira qorshayaal badan oo uu damacsanyahay Boqor Maxamed Bin Salmaan kuwaasi oo ay ugu horeeyso in uu bixiyo lacago farbadan si uu dagaallo ugu huriyo Dunida islaamka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Xoghayaha Ururka Xisbullaah Xasan Nasrullaah ayaa intaa hadlkiisa ku daray in xukuumadda Suuriya ay ku guulaysatay la dagaalanka mucaaradka inkasta oo mashruuca Maraykanka iyo Sacuudiga uu halkaasi ka dhaqangalay caqabadna uu ku yahay.

Xasan Nasrullaah ayaa caddeeyay in Maraykanka iyo asxaabtiisa oo uu Sacuudiga kamidyahay aysan ka aamusi doonin khasaaraha logu geystay Suuriya iyo Ciraaq.

Dhanka kale shabakada  NBC News oo soo xiganeysa seddex sarkaal oo Maraykan ah, ayaa sheegtay in Mareykanka iyo Israa’iil ay u diyaar garoobeen dagaal ay la galaan Iiraan.

Ra’iisal Wasaaraha Yahuudda Benjamin Netanyahu iyo wasiirkiisa difaaca ayaa isla oggolaaday in la qaado dagaal ka dhan ah Iiraan.

Previous Post

Gudoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada degmada xamar jabjab oo kormeeray qaar kamid ah barakacayaasha degmada ku nool

Next Post

Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiirka Ganacsiga XFS oo Shir kaga qeyb galaya Turkiga

Next Post
Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiirka Ganacsiga XFS oo Shir kaga qeyb galaya Turkiga

Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiirka Ganacsiga XFS oo Shir kaga qeyb galaya Turkiga

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In