Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hogaamiyeyaasha Caalamka oo sanadkan yeelan doonin kullanka guud ee Qaramada Midoobe

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Hogaamiyeyaasha Caalamka oo sanadkan yeelan doonin kullanka guud ee Qaramada Midoobe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobe, Tijjani Muhammad-Bande ayaa isniinta shalay ahayd sheegay in hogaamiyeyaasha caalamka aysan magaalada New York u tagi doonin ka qayb galka shirka sannad laha daba-yaaqada bisha September markii uga horeysay 75 sano oo laga jooga dhismaha QM sababa la xiriira cudurka saf-marka ah ee Covid-19.

Waxa uu sheegay in labada asbuuc ee soo socota uu ku dhawaaqaya sida 193 madax dawladeed ee ay u jeedinayaan khudbadahooda maadaama aysan suura-gal ahayn in wafdi badan ay tagaan Magaalada New York ee dalka Mareykanka.

Related posts

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Antonio Guterres, Xoghayaha Guud ee QM ayaa bil ka hor ku taliyey in khudbad hore loo duubay uu ka jeediyo xubinta diplomasi fadhigiisa yahay New York kaliya uuna ka jeediyo hoolka xarunta.

Gollahan ayaa isu keeni jiray kumanaan mas’uuliyiin dawladeed, diplomasiyiin iyo wakiilo ka kale ka socon jiray ururada bulshada, waxana dhici jiray asbuuc hadal jeedin ah, iyo kullamo kale,balse sanadkan ayaa suura-gal in 100 wakiil kaliya ay madashaas xaadirto.

June 26 bishan ayaa sidoo kale golaha u bilaan lahayd dabaal dega markii ururka la dhisay 1945 oo laga jooga 75-sano, balse Coranavirus awgiis ayey u baaqanayaan.

Tags: Hogaamiyeyaasha Caalamka ayaa sanadkan yeelan doonin kullanka guud ee Qaramada Midoobe
Previous Post

Galmudug iyo Puntland oo iska kaashanaya la daagalanka Argagixisada +Sawirro

Next Post

Wasiiro ka tiran Galmudug oo kormeeray mashriic ka socoto Gaalkacyo.Sawirro

Next Post
Wasiiro ka tiran Galmudug oo kormeeray mashriic ka socoto Gaalkacyo.Sawirro

Wasiiro ka tiran Galmudug oo kormeeray mashriic ka socoto Gaalkacyo.Sawirro

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta mar kale khudbad ka jeedisay shir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In