Tuesday, February 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hooganka Taliska 5-Aad Ee Ciidanka Xooga Dalka Oo Maanta Si Rasmi Ah Xilka Ula Wareegay+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Hooganka Taliska 5-Aad Ee Ciidanka Xooga Dalka Oo Maanta Si Rasmi Ah Xilka Ula Wareegay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha cusub ee guutada 5-aad Qeybta 27-aad ee Ciidanka xoogga dalka Korneel Maxamuud Xasan Ibraahim Baakaay  iyo Abaanduulaha guutada Cabdullahi Barre Cilmi ayaa maanta si rasmi ah ula Wareegay hogaanka Ciidanka xooga qeybtooda Baladweyne

Munaasabad kooban oo loo qabtay waxaa  goobjoog Ka ahaa Taliyaha Qeybta 27aad Jeneraal Axmed Maxamed (Tareedisho)  iyo Saraakiil Ka tirsan ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed oo dhawanahaan ku suugna magalada Beledweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan.

Related posts

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

February 2, 2026
MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026

Taliyaha Qeybta 27aad Jeneraal Axmed Maxamed (Tareedisho) ayaa kula dar daarmay ciidanka inay si xooggan ula shaqeeyaan hogaanka lasoo magacaabay waxaana sidoo kale uu xoojiyay in la qorsheynayo in kor loo qaado howl-galada ka dhanka ah argagixisada si looga sifeeyo deegaannada ay haraadiga uga yihiin ee gobolka Hiiran.

Sagaal iyo tobonkii bishaan ayay aheyd kaddiib makri wafdi saraakiil ah ee uu hoggaaminayay Taliyaha qeybta 27aad ciidanka dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Axmed Maxamed (Tareedisho) ay gaareen magalada Baladwenye ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaaxana.

Tags: Hooganka Taliska 5-Aad Ee Ciidanka Xooga Dalka Oo Maanta Si Rasmi Ah Xilka Ula Wareegay+Sawirro
Previous Post

Ciidanka Xoogga oo Shabeellaha Hoose ku dilay Horjoogayaal ka Tirsan Argagixisada Al-shabaab

Next Post

Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug Oo Guddoomiyay Kulanka Guddiyadda Joogtada Ee Barlamaankaasi+Sawirro

Next Post
Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug Oo Guddoomiyay Kulanka Guddiyadda Joogtada Ee Barlamaankaasi+Sawirro

Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug Oo Guddoomiyay Kulanka Guddiyadda Joogtada Ee Barlamaankaasi+Sawirro

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

February 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, Dr Cali Xaaji Aadam Abubakar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb...

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026
0

Kulankii finalka ee Koobka Jeneraal Daa'uud ayaa galabta lagi soo gabagabeeyay Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, halkaasi oo ay u daawasho...

Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

February 2, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaranka, ahna Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir,...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wafdiga Wasiir Al-Cadaala

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wafdiga Wasiir Al-Cadaala

February 2, 2026
0

Magaalada Birmingham ee caasimadda labaad ee dalka UK ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In