Wednesday, June 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hooyo dhashay saddex mataanno ah oo codsatay in gurmad loo fidiyo “Dhageyso

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Hooyo dhashay saddex mataanno ah oo codsatay in gurmad loo fidiyo “Dhageyso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Nimco Xasan Abiikar oo ah Hooyo Soomaaliyeed oo xalay dhashay saddex cunug oo mataano ah ayaa ka codsatay dowladda iyo hay’adaha samafalka inay kaalmo deg deg ah la soo gaaraan.

Hooyo Nimco Xasan oo la hadashay Radio Muqdisho, iyada oo degan hooy ku yaalla degmada Wadajir ayaa sheegtay in abaaro 1:30 pm (kowdii iyo bar) habeenimo ay dhashay saddex cunug oo mataanno ah, kuwaasi oo kala ah labo wiil iyo gabar, isla markaana aysan awoodin inay wax siiso carruurteeda, maadaama ay ka soo jeeddo qoys sabool ah.

Related posts

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka FS oo ka qeyb galaya Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika.

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka FS oo ka qeyb galaya Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika.

June 17, 2026
Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

June 16, 2026

Nimco Xasan Abiikar ayaa bulshada Soomaaliyeed kuwooda wax heysta ka codsatay in ay ilgaar ah ku eegaan, isla markaana ay soo caawiyaan, maadaama ay heysato xaalado nololeed oo aad u liidata.

“Anigoo roob igu da’ayo ayaan ku umulay xalay guri cowshado ka sameysan oo aan deganahay, ninkeyga kol hore ayuu iga dhuuntay, marka wax kale ma uusan iiga tegin wax la’aan darteed ayaa sabab u ah, waxna ma heysto, sagaal cunug oo kale ayaa ii joogto, dhar dhaqid ayaan ilmaha ka biilan jiray, laakiin hadda ma awoodo oo umul ayaan ku jiraa, waxaana codsanayaa in la i caawiyo”ayay tiri Hooyo Nimco Xasan Abiikar.

Hadaba hooyadaasi dhiban ee xalay Muqdisho ku umushay saddexda mataanada ah cid Allaale iyo ciddii wax u qaban karta, waxa ay kala xiriiri karaan telefoonka hoos ku qoran.

00252617-676478

Halkan ka dhageyso Wareysiga Nimco Xasan Abiikar

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/11/HOOYO-SOMALIYED-.10.11.2015.mp3

Nimco Xasan Abikar

mataano

Previous Post

Dowladaha in lala dagaalo, Diintu maxay ka qabtaa? DHAGAYSO

Next Post

Dhismaha dekadda Hobyo oo laga tashanayo “SAWIRRO”

Next Post
Dhismaha dekadda Hobyo oo laga tashanayo “SAWIRRO”

Dhismaha dekadda Hobyo oo laga tashanayo “SAWIRRO”

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka FS oo ka qeyb galaya Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika.

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka FS oo ka qeyb galaya Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika.

June 17, 2026
0

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb galay Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo...

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

June 16, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED Muqdisho, 16 Juun 2026 Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga...

Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

June 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Mudane Dr. Cabdullaahi Maxamed Odowa, oo matalayay Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ka...

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
0

AMNIGA • Xoreynta deegaanno iyo magaalooyin ka badan 120 oo horay uga maqnaa gacanta dowladda. • Xaqiijinta amniga caasimadda Muqdisho....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In