Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hooyo Ku Dhashay Muqdisho 4 Caruur Ah

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hooyadani  oo ku   umushay  Muqdisho ayaa waxa ay dhashay 4 Caruur oo  dhidig ah,  iyadoo ay ku umushay hooyadaasi  isbitaal si gaar ah ay   u leeyihiin dhaqaatiir masaari  ah, waxaana  laga keenay  degmada Cadale  ee gobolka   Shabeelaha dhexe,  halkaasi oo ay ku  xanuunsaneysay  iyadoo xaamila  ah.

Caruurta  ayaa waxa ay ku  jiraan  qeybta  lagu  koriyo  caruurta aan  ku  dhalan bila  dhameystiran  waxaana  xaaladda carruurta  iyo  iyo Hooyadaasi a ay tahay mid   ka soo reyneysa

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Faadumo  Xasan  Maxamuud  oo ah haweeneydaasi umushay   oo la hadashay warbaahinta Qaranka ayaa faah faahin ka bixisay xaaladeeda Caafimaad, iyadoo sheegtay in ay aad u wanaagsan tahay ayna ku faraxsan tahay caruurtaasi uu ilaah siiyay.

Aabe  Xasan Maxamuud  Maxamed  oo  ah Aabaha  dhalay hooyadaasi   oo isna la hadlay Warbaahinta Qaranka  ayaa  ka   codsaday  hay’adaha  gargaarka  iyo dowladda Soomaaliya  in gar gaar la soo gaaraan gabadhani oo uu sheegay in ay tahay qof liidatay markeedii hore.

Previous Post

Faah Faahin Ku Saabsan Weerarkii Xalane iyo Maleeshiyaadkii Weerarka Soo Qaaday Oo Qaarkood Gacanta Lagu Dhigay

Next Post

“Wasiiro Maanta Booqday Haweeney 4 Caruur Ah Ku Dhashay Muqdisho “Sawirro”

Next Post

"Wasiiro Maanta Booqday Haweeney 4 Caruur Ah Ku Dhashay Muqdisho "Sawirro"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In