Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

HORESEED IYO HEEGAN KULAN CIYAREEDKA CIIDANKA

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
HORESEED IYO HEEGAN KULAN CIYAREEDKA CIIDANKA
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Berito ayaa waxaa ku wada balan garoonka Wiish kooxaha kubada koleyga ee Wiilasha Heegan Iyo Horseed kuwaasi oo ciyaari doona afar dhamaadka Jeneral Daa,uud.

Koox ayaa laga doonaya kama danbeysta tartanka in ay iska xaadiriso sida sharciga waxaana kulan uu yahy mid u dhexeeya kooxo aad u xifaaltamo Heegan ayaa matasha Booliska Soomaaliya halka Horseed ay matasha Ciidanka Xooga waxaana loogu magac daray kulankaan Derbiga Ciidanka maadama labada kooxod ay kala matalaan Ciidamada qalabka sida.

Kulankaan ayaa lagu waday in uu dhaco galabta oo jimco ah balse waxaa loo baajiyay Munasabadii Xuska Maalinta Nabada iyo Horumarinta Ciyaaraha oo Maanta Muqdisho ka dhacday Waxaana Jadwalkii Maanta loo badalay berito oo ah Maalinimo sabti afarta galabnimo ayeey fooda isku dari doonan Garoonka Wiish ee degmada Cabdi Casiis.

Horseed ayaa ka soo baxday Group-ka A halka kooxda kubada  koleyga ee Heegan kaalinta 1-aad ay ugu soo baxday Group-ka B

Hadaba yaa iska u gudbi doona kama danbeysta koobka Jeneraal Daa,uud Heegan iyo Horseed ?

Previous Post

Wasaaradda caafimaadka Galmudug oo adeegyo caafimaad u fidisay dad dan yar ah

Next Post

Maanta Muuqalkii Muqdisho iyo Mini Marathone-ka

Next Post
Maanta Muuqalkii Muqdisho iyo Mini Marathone-ka

Maanta Muuqalkii Muqdisho iyo Mini Marathone-ka

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In