Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Horseed iyo Dekadda: Cabdi Joon & Yuu Cali oo Beri Galab Isku Dhegan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Horseed iyo Dekadda: Cabdi Joon & Yuu Cali oo Beri Galab Isku Dhegan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cabdi Joon iyo Yuu Cali oo beri galab isku dhegan markii ugu horeysayna ku wada kulmi doona Tartanka Star League oo Sanadkaan la bilaabay markii ugu horeysay.
Labada Macalin ayaa garoon isla soo wada galay Yarantoodii ayadoo sidoo kale dhowr Jeer ay wada Ciyaaren ayagoo sidoo kale ah laba Macalin
Cabdi Joon iyo Yuu Cali ayaa waxay wada kulmeen Sadex jeer Xili Ciyareedkii la soo dhaafay Horyaalka Soomaaliya, Laba jeer oo horey waxeey ku Soo Wada kulmeen Xiligii Cabdi Joon uu leylinayay Kooxda Elman labadii Kulan ee hore waaxay kala qaaten Min Sadex dhibcood oo labada dhinac ah, kulankii Sadexaad oo ahaa kii ugu danbeyay oo ay wada Ciyareen labada Macalin waxay ku heshiiyeen barbaro 2-2 ah.
Cabdi Joon afartii Kulan ee ugu danbeysay ee uu ka hortagay Kooxdisii hore ee Dekadda laba jeer ayuu ka adkaaday hal barbaro ayuu la galay ayadoo kulanka kale laga adkaaday, Kulankii u danbeyay kii ka horeyay ayaa ahaa mid kooxda Dekada looga adkaaday 3-0 Waxaana uu ahaa markii ugu horeysay ee laga adkaado Kooxda Dekadda ku dhawaad 24 Kulan oo aanan laga adkaan Dekadaha kulamada ay ciyaartay horyaalka dalka waxaana Rikoor ka jabiyay Cabdi waxaana uu ahaa kulanka kaliya ee laga adkaaday Dekadda Horyaalkii ay ku guuleysatay 2017-18
Beri galab ayeey ku wada balansan yahiin Dekadda iyo Horseed garoonka Banaadir ee degmada Cabdul Casiis ex-Koonis Sacaada markii ay tahay 3:30

Related posts

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026
Previous Post

Taliyaha Ciidanka Booliska oo tababar u furay Ciidan laga keenay magaaladda Baydhabo “Sawirro”

Next Post

R/wasaare Kheyre oo dib ugu soo laabtay Magaalada Garoowe

Next Post
R/wasaare Kheyre oo dib ugu soo laabtay Magaalada Garoowe

R/wasaare Kheyre oo dib ugu soo laabtay Magaalada Garoowe

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan mira dhal ah la...

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay kulan hawleed...

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

March 29, 2026
0

Somali National Security Forces, conducting operations against Kharijites militants, successfully cleared roadblocks set up by the terrorists in Daynunay area...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In