Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horumarinta Amniga Garoonka Aadan Cadde oo laga hadlay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Horumarinta Amniga Garoonka Aadan Cadde oo laga hadlay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen mas’uuliyiinta hay’adaha Dowladda Maareeyaha Maamulka Garoonka, Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed, Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, Waaxda Canshuuraha ee Wasaaradda Maaliyadda, Taliyeyaasha Booliiska iyo kan Nabadsugidda Garoonka Aadan Cabdulle, Ururka madaxa banaan ee adeegga diyaaradaha, UNSOS, UNHAS, shirkadda FAVORI Iyo shirkadda Sahal ayaa lagu qabtay Garoonka Aadan Cadde.

Shirkan inta uu socday ayaa waxaa lagu soo bandhigay barnaamijka amniga garoonka kaasi oo qeexaya habka loo maamulayo amniga garoonka. Waajibaadka hay’adda Garoonka iyo sidii ay uga wada shaqeyn lahaayeen howlaha amniga si uu garoonka ula jaanqaado garoomada caalamiga ah ee dhiggiisa.

Related posts

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026

Barnaamijkani maanta la soo bandhigay ayaa waafaqsan shuruucda Caalamiga ah ee xeerarka duulista Rayidka iyo xeerarka duulista Rayidka Soomaaliya.

Maareeyaha Maamulka Garronka Aadan Cabdulle Mudane Maxamed Saciid Cabdullaahi oo shir Guddoominayay kulankan islamarkaana soo xiray shirka Amniga Garoonka Aadan Cabdulle ayaa sheegay in hadda wixii ka dambeeya ay billaaban doonto sidii looga shaqeyn lahaa fulinta barnaamijka amniga Garoonka, iyadoo ay hormuud ka noqonayaan hay’adaha Amniga sida Booliiska iyo Nabadsugida

Previous Post

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BJFS oo ka dooday Hubka sharci darrada ah

Next Post

Hannaanka Qorista qorshaha Isbeddelka Qaran oo laga hadlay

Next Post
Hannaanka Qorista qorshaha Isbeddelka Qaran oo laga hadlay

Hannaanka Qorista qorshaha Isbeddelka Qaran oo laga hadlay

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
0

Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026
0

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan caalami ah oo lagu qabtay dalka Shiinaha, iyagoo matalayay magaca iyo...

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In