Monday, September 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 months ago
in Wararka
0
Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Cilmi ayaa shir-guddoomiyay kulan Guddiga Farsamada ee Mashruuca SRSP.

Kulanka oo sidoo kale qeyb ka ahaayeen Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, SJF, UNDP iyo UNTMIS ayaa waxaa lagu falanqeeyey Mashruuca SRSP kaasi oo laga maalgeliyo Sanduuqa SJF oo dowladda Soomaaliya ay hirgelintiisa hormuud ka tahay iyadoo kaashaneysa UNDP isla markaana dowr ku leh xoojinta nidaamyada dowladnimada, geeddi-socodka dib-u-heshiisiinta, iyo horumarinta hay’adaha dowliga ah ee dalka.

Related posts

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

September 14, 2026
Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

September 14, 2026

Doodaha kulanka ayaa diiradda lagu saaray:

1. Dib-u-eegista horumarka la gaaray tan iyo bilowgii barnaamijka

2. ⁠Qiimeynta waxqabadka iyo natiijooyinka muhiimka ah ee la gaaraay sannadka 2025

3. ⁠mudnaanta istaraatiijiga ah ee sannadka 2026

4. ⁠Hubinta waafaqsanaanta qorshayaasha horumarineed ee qaranka, oo ay ku jiraan Qorshaha Isbeddelka Qaranka iyo Qorshayaasha Iskaashi ee Qaramada Midoobay

Kulanka waxaa lagu ansixiyey Qorshaha Hawleedka Sannadlaha ah ee 2026. Xubnaha ayaa isku raacay in qorshayaasha hortabinta uleh dalka la soo jeediyay ay si buuxda uwaafaqsanyahay hanaanka dowlad-dhiska Soomaaliya iyo iskaashiga nagalabdhaxeexo Qaranada Midoobay.

Qorsha Hawleedka la ansixiyay ayaa hadda loo gudbin doonaa kulanka Guddiga Sare ee Barnaamijka.

Previous Post

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo bilaabay ka doodista Cutubka 9-aad ee Dastuurka

Next Post

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Next Post
Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

September 14, 2026
0

Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

September 14, 2026
0

Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

September 14, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan wadatashi ah...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

September 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo, xarunta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In