Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horyaalka 30-aad ee ciyaaraha fudud oo la soo gebagebeeyay+Sawirro.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xiriirka Soomaaliyeed  ee ciyaaraha fudud ayaa shalay galab garoonka  Banaadir ku soo xeray horyaalka 30-aad  ciyaaraha fudud ee dalka, Horyaalka waxaana kasoo qayb galay  Guddoomiyaha Gos Cabdullahi Axmed Tarabi, Madaxa Xiriirka Gos Xaaji Colow  Madaxa arimaha Gobolada Gos Ibraahin Roombe, Agaasimaaha waaxda isboortiga ee wasaaradda dhalinyarada  Cabdullahi Aabow iyo Madaxda xiriirka ciyaaraha fudud.

Waxaa ugu horayn halkaas ka hdlay Xoghayaha Guud ee XSCF  Maxamed Cabdullaahi Dhaaleeywaxuuna  wabixiyay qaabtka uu tartanka u furmay , kaalmaha kooxaha iyo ciyaartoyda  kala galeen waxuuna tilmaamay in habka bandhiga ciyaartoyda uu sanadkan aad u wanaagsaa sanadadii hore  macalimiintana ay si wanaagsan u soo diyaariyeen ciyaartoyda.

Related posts

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

September 28, 2026

Sidoo kale waxaa munaasabada xeritaanka ka hadlday ku-simaha guddoomiyaha XSCF Khadiijo  Aadan Daahir waxayna si gaar ah ugu  mahad celisay kooxaha iyo  ciyaartoyda tartankaka qaybgashay oo soo bandhigay ciyaar asluub ku salaysan , waxayna dhanka kale sheegtay in xiriirka tix gelin gaar ah uu siin doono ciyaartoyda kaalmaha wanaagsan ka gaaray tartantan loona diyaarin doono in ay matalaan xulka qaranka.

Madaxa xiriirada Gos Xaaji Colow ou kuhadlayay mgaca Gos  ayaa  sheegay in uu  marqaati  ka noqday ciyaaro wanaagsan oo muujinaya in  la heli karo  ciyaartoy  Soomaaliya matali ciyaraha Olombikada adunkaka 2016-ka dhici doonaa dalka Brazil, waxuuna xiriirka kula dardaarmay in ay halkooda ka sii wadaan dadaalka ay ugu jiraan in ay ciyaaraha fudud horumariyaan.

Agaasimaha waaxda isboortiga ee wasaaradda dhalinyara iyo isboortiga  oo xaflada ka halday ayaa tilmaamay in  wasaaradu  ku qanacsan tahay hanaanka wanaagsan ee wax u wadaan xiriirka ciyaaraha fudud taageerana ay lagarab taagan yihiin waqti walba , waxuuuna soo xeray horyaalki 30-aad ee ciyaaraha fududu.

Horyaalki 30-aad ee ciyaaraha fududu oo ay ka qaybggalayeen 8 koox ayaa koobab iyo bilado la gudoonsiiyay kooxihi iyo ciyaartoydii kaalmaha hore ka galay tartanka,

Naadiga Heegan  ayaa uruursaday dhibcihi ugu badnaa xaga qiimaynta kooxaha waxaana lagu abaal mariyay koobka kaalinta koowaad, waxaa ku soo xigay  kooxda Iimaan Hospital oo kaalinta labaad gashay noo kob lagu doonsiiyay ,  xagga gabdhaha koobka kaalinta 1-aad waxaa ku guulaysatay kooxda Iimaan  labaadna waxaa  gashay Olympic Fitness Centre.

Sidoo kale waxaa abaal marino la guddoonsiiyay SNTV iyo Radio Goobjoog oo ka qayb  qaatay tabinta inta uu tartanka socday. dhanka kale Xiriirka ciyaaraha fudud ayaa abaal marin gaar ah  guddoonsiyay Cabduqaadir Cali abiikar (Waraabe) oo ahaa halyeeygii maadoonka Soomaaliya.

unnamed (1) unnamed (2) unnamed (3) unnamed (4) unnamed (5) unnamed (6) unnamed (7) unnamed

 

Previous Post

Dhageyso barnaamijka bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

September 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In