Tuesday, March 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horyaalka 16-aad ee ciyaaraha kubbada gacanta oo maanta ka furmay Muqdisho+Sawirro.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Horyaalka 16-aad ee ciyaaraha kubbada gacanta oo maanta ka furmay Muqdisho+Sawirro.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Horyaalka 16-aad ee ciyaaraha kubadda gacanta  ee dalkeena Soomaaliya ee wiilasha ayaa ka furmay Garoonka wish Istaadiyam ee Dagmada Cabdiciis ee Magaalada Muqdisho.

Furitaanka Cayaartan  waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda dhalinyarada iyo isboortiga maamulka gudiga Olombikada soomaaliyueed  madaxda kubadda gacan  ee soomaliyeed iyo taageerayaal tira badan,

Related posts

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 9, 2026
𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

March 9, 2026

Gudoomiyaha kubadda gacanta soomaaliyeed Maxamed Xuurshe Xasan Eenow oo la hadlay warbaahinta ayaa sharaxaad ka bixiyay muhiimadda ee leedahay tartankaani,

Agaasimaha guud wasaaradda dhalinyarada isboortiga ee xukuumadda soomaaliya Dahir Cabdi Cabdulaahi ayaa ku dhawaaqay in uu furanyahay horyaalka 16-aad ee kubadda gacanta ee Soomaaliya .

Labada kooxaha ee lagu furay ciyaarta oo kala ah  Horseed iyo Naition ayaa goobta waxa ay kusoo bandhigeen cayaar aad u xiisa badan oo soo jiidatay madaxdii iyo dadweynihii daawanaya cayaarta.

Waaxaana  waqtigii loogu talagalay ay kusoo idlaatay 7 iyo 18 oo ay guushu ku raacday kooxda horseed sidaasna looga adkaaday kooxda Nation.

Tartanka kubadda gacanta ee dalkeena soomaaliya oo sanadkiiba mar la qabtaa ayaa kamid ah tartamada ugu xiisaha badan ee laga ciyaaro muqdisho.

IMG_5953 IMG_5944 IMG_5953 IMG_5960 IMG_5965 IMG_5966 IMG_5974 IMG_5979 IMG_5987 IMG_5990 IMG_5997 IMG_6001 IMG_6005 IMG_6007 IMG_6009 IMG_6023 IMG_6025 IMG_6029 IMG_6036 IMG_6041 IMG_6045 IMG_6066 IMG_6085 IMG_6089 IMG_6091 IMG_6092 IMG_6100 IMG_6102 IMG_6106 IMG_6115 IMG_6122 IMG_6125 IMG_6141 IMG_6169 IMG_6173

Previous Post

Dhagarqabe ka tirsanaa UGUS oo ku dhintay qarax uu isku xirayay

Next Post

Munaasabad Balaaran oo Lagu Soo Dhaweynayay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xalay Lagu Qabtay Xaafada Islii”Sawirro”

Next Post
Munaasabad Balaaran oo Lagu Soo Dhaweynayay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xalay Lagu Qabtay Xaafada Islii”Sawirro”

Munaasabad Balaaran oo Lagu Soo Dhaweynayay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xalay Lagu Qabtay Xaafada Islii"Sawirro"

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 9, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

March 9, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku booqday Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha...

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

March 9, 2026
0

Magalada Muqdisho ayaa martigelisay munaasabad lagu daahfurayay Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya, taas oo si wadajir ah u...

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

March 9, 2026
0

Dekedda Weyn ee Muqdisho ayaa si rasmi ah ugu biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekedaha International Association of Ports and...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In