Wednesday, March 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlgal dad lagu soo qab qabtay oo xalay laga sameeyay Muqdisho “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Howlgal dad lagu soo qab qabtay oo xalay laga sameeyay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed ayaa xalay Howlgallo dad lagu soo qab-qabtay waxa ay ka sameeyeen Xaafado ka mid ah Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Jeneral Axmed Xasan Maalin Taliyaha hogaanka howlgallada ee ciidanka booliska oo hogaaminayay Ciidamadii xalay howlgalka ka sameeyay Degmada Hodan  ayaa saxaafadda u sheegay in Howlgalkaas lagu soo qab-qabtay  Dhallinyaro la la xiriirinayo Kooxda Shabaab iyo Hubkii ay wateen.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah u qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah u qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

March 18, 2026
DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026

“ Qaar baan hubkii ay wateen ku soo qabanay qaar baan dharkii ciidanka iyaga oo xiran ku qabanay  dadkaas waxa ay gaarayaan  23 ruux sharciga ayaana la marsiin doonaa baaritaan kaddib” Ayuu yiri Jeneral Axmed Xasan Maalin.

Ciidamada Boliiska ayaa intii ay wadeen Howlgalkii xalay waxa ay Guri guri u Baareen Xaafadaha degmada Hodan  halkaas oo lagu tuhmay Maleeshiyaad ka Tirsan kooxda Nabad diidka ah ee Shabaab in ay ku dhuumaaleysanayaan.

A3 A4 A5 A6 A7 A8 A9 A10 A11  A13 A14 A16 A17 A18 A21 A22 A23 A24 A26 A27 A28 A29 A30

Previous Post

Guddoomiye Muungaab oo dhagax dhigay waddo laami ah oo laga hirgelinayo Hodan “SAWIRO”

Next Post

Guddoomiyaha gobolka banaadir oo Madaxweynaha uga tacsiyeeyay geerida ku timid walaalkiis Cismaan

Next Post
Guddoomiye Muungaab oo xariga ka jaray xarun caafimaad oo laga hirgeliyay degmada C/casiis “SAWIRRO”

Guddoomiyaha gobolka banaadir oo Madaxweynaha uga tacsiyeeyay geerida ku timid walaalkiis Cismaan

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah u qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah u qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

March 18, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

Taliska XDS oo ka farxiyay Carruurta danyarta ah ee ku jirta Isbitaalka Xoogga

Taliska XDS oo ka farxiyay Carruurta danyarta ah ee ku jirta Isbitaalka Xoogga

March 18, 2026
0

Maamulka Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta dhar loogu talagalay Ciidda u qeybiyey hooyooyin iyo carruur ku jira Isbitaalka Xoogga,...

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

March 18, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In