Wednesday, February 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlgallo lagu laayay meleeshiyaay ka tirsan Al-Shabaab oo ka dhacay Sh.hoose

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Howlgallo lagu laayay meleeshiyaay ka tirsan Al-Shabaab oo ka dhacay Sh.hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka xoogga dalka oo saacadihii la soo dhaafay howlgallo ka sameeyay Tuulada Ugunji, oo hoostagta degaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa halkaas ku dilay maleeshiyo ka tirsan Al-Shabaab oo ku dhuumaaleysanayay halkaa.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada ayaa u sheegay Warbaahinta Qarank, in ay ka warheleen in maleeshiyo  Al-Shabaab, ka tirsan ay Tuulada Ugunji ku abaabulayeen weerraro ay kusoo qaadaan degaanka Janaale, sidaasina ay Ciidamada howlgalka ugu qaadeen.

Related posts

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

February 18, 2026
Wasaaradda Shaqada oo shaacisay Saacadaha Shaqada ee Bisha Ramadan

Wasaaradda Shaqada oo shaacisay Saacadaha Shaqada ee Bisha Ramadan

February 18, 2026

Waxaa kale oo uu sarakiisha sheegay in howlgalkaas ay Al-Shabaab uga dileen 11 dagaalame, sidoo kalena ay ka gubeen Gaari dagaal (Cabdi Bille) oo uu qori ku xirnaa, kaas oo ay uga qeyb qaadan jireen dagaalada iyo weerarada ka dhaca Gobolka Shabeellaha Hoose.

Saraakiisha Ciidamada ayaa ugu dambeyn waxaa ay sheegeen inay sii socon doonaan howlgallada ilaa iyo inta Al-Shabaab laga saarayo degaannada dhuumaaleysanayaan Gobolka Shabeellaha Hoose oo ay dadka ku dhibaateeyaan.

Previous Post

Guddoonka Golaha Shacabka oo isugu yeeray Xildhibaannada ka qeyb galka fadhi aan caadi ahayn

Next Post

Nin Soomaali ah oo lagu dilay Mareykanka

Next Post
Nin Soomaali ah oo lagu dilay Mareykanka

Nin Soomaali ah oo lagu dilay Mareykanka

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

February 18, 2026
0

Buurhakaba, Baay – Boqol qoys oo ka mid ah dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay...

Wasaaradda Shaqada oo shaacisay Saacadaha Shaqada ee Bisha Ramadan

Wasaaradda Shaqada oo shaacisay Saacadaha Shaqada ee Bisha Ramadan

February 18, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay saacadaha shaqada inta lagu jiro bisha barakeysan ee...

Safiirka Soomaaliya ee Jarmalka iyo Poland oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Madaxweynaha Hungary

Safiirka Soomaaliya ee Jarmalka iyo Poland oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Madaxweynaha Hungary

February 18, 2026
0

Budapest, Hungary – Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalalka Jarmalka iyo Poland, Mudane Cabdicasiis Maxamuud Maxamed (Farabadan), ayaa si...

Madaxweynaha JFS oo baaq ku aaddan Gurmadka Abaaraha u jeediyay Shacabka Soomaaliyeed

Madaxweynaha JFS oo baaq ku aaddan Gurmadka Abaaraha u jeediyay Shacabka Soomaaliyeed

February 18, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan Ummadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In