Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlgalo Ciidanka ay ka sameeyeen deegaanka Muqa-Kori

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Howlgalo Ciidanka ay ka sameeyeen deegaanka Muqa-Kori
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgaladan oo ay sameeyeen ciidanka dowladda Soomaaliya oo ku sugan degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa u jeedadu aheyd sida ay saraakiisha sheegeen xaqiijinta amniga deegaanadaasi isla markaana looga hortagayay falalka amni daro ah oo ay geysan karaan kooxaha nabad diidka ah ee  Al-shabaab.

Goobaha howlagalada maanta ay ciidamadu ka sameeyeen ayaa waxaa kamid ah deegaanka Muqa-Kori,ee gobolka Hiiraan waxaana qaar kamid ah dadka deegaanka oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ay arkayeen ciidamada oo si feejigan u sameynaya howlgalada.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Deegaanka Muqa-Kori ayaa waxaa ku sugnaa maleeshiyaad ka tirsan kooxda nabad iyo nolal diidka ah ee Al-shabaab, iyadoo howlgaladan ay sameynayaan ciidanka dowladda Soomaaliya ay si diiran u soo dhaweeyeen dadka ku dhaqan deegaanka Muqa-Kori iyo deegaanada kale ee ku heeran.

Wariye Ibraahim Maxamed Geedi oo ka tirsan warbaahinta qaranka oo ku sugan gobolka Hiiraan ayaa soo sheegaya in howlgalkan uu imaanaya iyadoo mudooyinkii dambe ay dad si iskood ah isu abaabuley ay bilaabeen in ay la dagaalamaan maleeshiyaadka Al-shabaab oo dadka ku dhibaateynaya goobahaasi.

Previous Post

Aqoon kororsi xeerka iibka Qaranka ku saabsan oo Muqdisho laga furey

Next Post

Siminaar loo furay shaqaalaha wasaarada arrimaha gudaha iyo federaalka {SAWIRRO}

Next Post
Siminaar loo furay shaqaalaha wasaarada arrimaha gudaha iyo federaalka {SAWIRRO}

Siminaar loo furay shaqaalaha wasaarada arrimaha gudaha iyo federaalka {SAWIRRO}

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In