Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlo dib u habeyn ah oo lagu sameynayo barxadda dugsiga tababarka Jeneraal Kaahiye “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Howlaha guud iyo dib u dhiska ayaa maanta kormeer howleed ku tegtay dugsiga tababarka booliska ee Jeneraal Kaahiye, halkaasi oo dib u dib u habeyn ay ka waddo Wasaaradda howlaha guud oo kaashaneysa hay’adda bisha cas ee Turkiga.

Howlahan kormeerka ah ee ay maanta ku tegtay dugsiga tababarka ciidanka booliska ee Jeneraal Kaahiye Wasiirka Wasaaradda Howlaha guud ee xukuumadda Soomaaliya Eng, Nadiifo Maxamed Cismaan oo uu wehliyo agaasimaha guud ee Wasaaradda ayaa ahayd mid ay ku indho indheyneynayeen sida ay u socdaan howlo dib u habeynta.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Eng, Nadiifo ayaa intii ay kormeerka ku guda jirtay waxa ay halkaasi kula kulantay Taliyaha dugsiga tababarka ciidanka booliska Jeneraal Cabdirashiid Aadan Xirsi, isagoo ka warbixiyay sida ay u socdaan howlaha dib u dayactirka, waxaana uu uga mahadceliyay kormeerka ay ku yimaadeen, isagoo tilmaamay in barxadda akadeemiyada ay noqotay meel biyo fadhiisad ah.

Wasiirka Wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska xukuumadda Soomaaliya Eng, Nadiifo Maxamed Cismaan oo kormeerka kaddib la hadashay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegtay in kormeerka maanta ay ka dambeysay codsi uga yimid taliyaha akadeemiyada, waxaana ay intaa ku dartay in barxadda lagu gaardiyo ay xireen fatahaado ka dhashay roobabkii dhawaan caasimadda ka da’ay, ayna ku howlanyihiin sidii arrimahaasi wax looga qaban lahaa.

Dugsiga tababarka ciidanka booliska ee Jeneraal Kaahiye ayaa lagu wadaa in lagu qabto xuska sanadguurada 71aad ee aas aaska ciidanka booliska Soomaaliyeed oo ku beegan 20-ka bishan.

vlcsnap-2014-12-02-14h28m05s27 vlcsnap-2014-12-02-14h28m17s159 vlcsnap-2014-12-02-14h28m34s74 vlcsnap-2014-12-02-14h28m52s0 vlcsnap-2014-12-02-14h29m03s121 vlcsnap-2014-12-02-14h29m40s234 vlcsnap-2014-12-02-14h30m22s118 vlcsnap-2014-12-02-14h30m41s64 vlcsnap-2014-12-02-14h31m12s119 vlcsnap-2014-12-02-14h31m30s40 vlcsnap-2014-12-02-14h31m52s18 vlcsnap-2014-12-02-14h32m02s115

 

Previous Post

Ciidamada Booliska oo Su’aalo Weydiinayo Sedax Qof oo Ka Badbaaday Xusuuqii Mandera

Next Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In