Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hubert Price oo loo magacaabay madaxa Xafiiska UNSOS ee Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Hubert Price oo loo magacaabay madaxa Xafiiska UNSOS ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mr. Ban-Ki-Moon ayaa mas’uul cusub u magacaabay Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaan UNSOS.

Mr. Ban-Ki-Moon ayaa xafiiska UNSOS ee Soomaaliya waxa uu u magacaabay Col. Hubert Price oo ah sarkaal horay uga tirsanaa ciidamada Mareykanka islamarkaana ka soo shaqeeyay xafiiska Howl-galka Taageerada Qaramada Midoobey ee dalka Liberia intii u dhaxeysay 2010-2015.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Magacaabista Wakiilkan cusub ee hay’adda UNSOS ee Soomaaliya ayaa waxa ay qeyb ka tahay dadaallada Qaramada Midoobay ugu jirto taageerida dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ee haatan ka soo kabsanaya dhibaatooyinkii ragaadiyay dhowr iyo labaatankii sano ee la soo dhaafay.

Xigasho: UN News Centre‎

Previous Post

Wasiirka Howlaha Guud, “Majiro Wax Dhul Danguud ah oo la siiyay Midowga Yurub”

Next Post

Safiirka Soomaaliya ee Wadanka Koorfurta Sudan oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi “SAWIRRO”

Next Post
Safiirka Soomaaliya ee Wadanka Koorfurta Sudan oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi “SAWIRRO”

Safiirka Soomaaliya ee Wadanka Koorfurta Sudan oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In