Wednesday, September 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Howlaha Guud, “Majiro Wax Dhul Danguud ah oo la siiyay Midowga Yurub”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Howlaha Guud, “Majiro Wax Dhul Danguud ah oo la siiyay Midowga Yurub”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Howlaha Guud Iyo Dib udhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Eng. Saalax Sheekh Cismaan oo la hadlay warbaahinta ayaa shaaca ka qaaday in aysan jirin wax dhul danguud ah oo la siiyay Midowga Yurub, waxa uuna xusay in wararkaasi ay yihiin kuwo been abuur ah oo dano gaar ah laga leeyahay.

“Majiraan wax dhul danguud ah oo lagu wareejiyay Midowga Yurub, waxaana dhulalka danta guud ee dalka wali loo isticmaalaa dantaguud ee Qaranka” ayuu yiri, Wasiirka Howlaha Guud Iyo Dib udhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Eng. Saalax Sheekh Cismaan.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

September 8, 2026

Wasiirka ayaa sidoo kale baaq digniin ah u jeediyay dadka ku howlan faafinta wararka been abuurka ah ee la xiriira dantaguud, waxa uuna xusay in cid allaale iyo cidii faafiso warar been abuur ah oo la xiriira dantaguud sharciga la horkeeni doono.

Hadalka ka soo baxay wasiirka ayaa ku soo beegmaya xilli dhawaanahaan warbaahinta qaar ay baahinayeen warbixino been abuur ah oo la xiriirta in dhul danguud ah lagu wareejiyay Midowga Yurub.

Previous Post

“Daawo Sawirro” Danjire Hussein Haji Ahmed Oo Kulan Isbarasho Ah La Qaatay Jaaliyada Soomaaliyeed ee Koofur Sudan.

Next Post

Hubert Price oo loo magacaabay madaxa Xafiiska UNSOS ee Soomaaliya

Next Post
Hubert Price oo loo magacaabay madaxa Xafiiska UNSOS ee Soomaaliya

Hubert Price oo loo magacaabay madaxa Xafiiska UNSOS ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

September 8, 2026
0

Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

September 8, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In