Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Idaacadda Kulmiye Oo Shahaado Sharaf Guddonsisay Sh Maxamuud Aw C.lle Cariif oo Muddo 40 Sana ah Dadka Soomaaliyeed Barayay Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah”Sawiro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Idaacadda Kulmiye Oo Shahaado Sharaf Guddonsisay Sh Maxamuud Aw C.lle Cariif oo Muddo 40 Sana ah Dadka Soomaaliyeed Barayay Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah”Sawiro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad si heer sare ah loo soo Agaasimay laguna Khatimayay Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ee Radio Kulmiye ka socday  Afartii Sano ee la soo dhaafay ayaa maanta waxaa lagu qabtay Xarunta Idaaacada Kulmiye.

Xaflada Khatinka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Cullimo si weyn looga yaqaano Soomaaliya oo ay kamid yihiin,Sheekh Maxamuud Aw-cabdulle Cariif,Sheekh Nuur Baaruud Gurxan,Sheekh Abuukar Xasan Maalin iyo Sheekh Salaad Cantoob Xasan.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝𝐠𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝𝐠𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

September 26, 2026
Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026

Sidoo kale Munaasabadda ayaa waxaa Goobjoog ka ahaa Siyaasiga Salaad Cali Jeelle  iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Golaha Abwaanada Soomaaliyeed.

Ugu horeeyn waxaa Xaflada ka hadlay Agaasimaha Idaacada Kulmiye Abwaan Cismaan C/llaahi Guure oo ka sheekeeyay Marxaladii uu soo maray Casharka Tafsiirka ee maanta loo qabtay Xaflada Khatinka ah.

Sheekh Abuukar Xasan Maalin oo kamid ah Cullimada Soomaaliyeed ayaa ugu mahadceliyay Sheekh Maxamuud Aw-cabdulle Cariif sida Wanaagsan ee Ummadda Soomaaliyeed uu ugu Sharaxo Casharka,waliba asagoo ku Sharaxaya Af-soomaali si ay dadku U Fahmaan.

Gaba gabadii waxaa Dhankiisa ka hadlay Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cafiir oo Mudo Afar sano ah Idaacada Kulmiye ka soo jeedin jiray Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana uu ugu baaqay Ummadda Soomaaliyeed Dal iyo dibad meelkasta oo ay joogaan in ay bartaan Diinta Islaamka.

Idaacada Kulmiye ayaa Sheekh Maxamuud Aw-cabduule Cariif u garatay Shahaaddo Sharaf uu ku muteystay  Tafsiirinta Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka oo uu mudo 40 Sano ah ka Aqrinayay  Idaacada Kulmiye.

Sidoo kale waxaa Goobta Shahaaddo Sharafeed lagu Gudoonsiiyay Sheekh Cantoob Salaad Xasan iyo Wariye Maxamed Axmed Xalane oo kamid ah Wariyaasha KNN.

IMG_0882 IMG_0884 IMG_0894 IMG_0899 IMG_0905

IMG_0744 IMG_0747 IMG_0749 IMG_0755 IMG_0756 IMG_0757 IMG_0774 IMG_0775 IMG_0793 IMG_0796 IMG_0800 IMG_0801 IMG_0811 IMG_0812 IMG_0814 IMG_0822 IMG_0847 IMG_0849 IMG_0856 IMG_0864 IMG_0866 IMG_0868 IMG_0869 IMG_0912 IMG_0914-Copy IMG_0915-Copy IMG_0919 IMG_0920 IMG_0921 IMG_0925 IMG_0927 IMG_0929 IMG_0931 Sawrika

Sawir Qaade:Marwaan Mayoow (Abuu Xuseyn)

Previous Post

Dib u habeyn lagu sameeyay xarunta xannaanada agoonta Rajo “Dhageyso+Sawirro”

Next Post

19 August 2011 waa maalin taariikhi ah, Booqashadii 1-aad ee Erdogan “Sawirro”

Next Post
19 August 2011 waa maalin taariikhi ah, Booqashadii 1-aad ee Erdogan “Sawirro”

19 August 2011 waa maalin taariikhi ah, Booqashadii 1-aad ee Erdogan "Sawirro"

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝𝐠𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝𝐠𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

September 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...

Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026
0

Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
0

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

September 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In