Thursday, February 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ifraax Axmed “Deeqo waxa ay u dhimatay waxey aheyd wax laga badbaadin karay”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Ifraax Axmed “Deeqo waxa ay u dhimatay waxey aheyd wax laga badbaadin karay”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deeqo Dahir Nuur waxaa ay aheyd 10 jir ku dhalatay tuulada layiraahdo OLOL oo 55km u jirta magaalada Dhuusamareeb.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay shirka Golaha Nabadda iyo Amniga AU ee AUSSOM iyo Suudaan

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay shirka Golaha Nabadda iyo Amniga AU ee AUSSOM iyo Suudaan

February 12, 2026
Wasiirka Cadaaladda XFS oo booqday Dugsiga Sare ee Garsoorka ee Dalka  Aljeeriya

Wasiirka Cadaaladda XFS oo booqday Dugsiga Sare ee Garsoorka ee Dalka  Aljeeriya

February 12, 2026

Ifraax Axmed oo ah gabar u ololeeyso arimaha beni’aadan-nimada, xili ay Hay’ada Ifrah Foundation ku jirtay shaqo ama olole ku aadanaa kahortaga gudniinka fircooniga ee Gabdhaha ayaa waxaa dhacday arin aad u naxdin badan taas oo ah gudniin loogestay Gabar lagu magacaabi jiray Deeqa Daahir Nuur oo u dhimatay Dhiigbax iyadoo waqtigaas laguday.

Ifraax Axmed wexey booqosho ku tagtay Tuulada ama baadiyaha lagu guday Deeqo Daahir Nuur waxaa ayna lakulantay Hooyo Fadumo Cusman Cali oo ah Deeqo hooyadeed, waxaa ayna u sheegtay gabadheeda Deeqa ee dhimatay magaceeda runta ah in uu ahaa Xaawo isla markaana iyaga ay ugu yeeri jireen Deeqo.

Ayaan Maxamed Nuur iyo Nasteexo Maxamed Nuur oo ah gabdhihii lala guday Deeqo isla markaana ka badbaaday ayaa iyagu la ilmo adeer ahaa Deeqo.

Sidoo kale Ifraax waxaa ay booqatay Isbitaalkii ay Deeqo ku geeriyootay waxaa ayna wax ka weydiisay gabadhii kalkaaliyada aheyd, waxaa ayna sheegtay xiliga loo keenay gabadhan oo dhiig baxeysay isla markaana caqabada ugu weyn ee ay u geeriyootay ay aheyd dhiig bax.

Sidoo kale waxaa ay Ifraax booqatay qabrigii lagu aasay ee ku yaalay meel udhow magaalada Dhuusamareeb, waxaa ay sidoo kale la kulantay Gabar Deeqo saaxibteed ah oo lagu Magacaacbo Xamdi  Maxamed oo ay weydiisay Deeqo aqoonta ay u laheyd, waxaa ayna sheektay Xamdi In ay saaxiibo ahaayeen kana weyneyd oo ay marwalbana ariga isla Ilaalin Jireen lana kulmi jirtay Isbuuci saddax jeer, markii aan weydiiyay Geerida saaxibadeed waxay ii sheegtay in ay aad uga naxday Geerida Deeqa una xiistay.

Sheekh Shaakir Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa mar aan lakulmay waxaa uu yiri: “aad Ayaan uga xumahahy dhimashada Deeqa, waxaana idin kaga mahadcelinayaa sida ad noola qeybsaneysaan xanunka carruurteena yar yar.

Waxaa uuna intaasi kudaray: Dhacdadan kamadhicin Dhuusamreeb waxay kadhacday deganka (LASOLEY) waxaana idinku boorineyna inaad karun sheegtaan sida wax udhaceen iyo mesha ay kadheceenba.

Dhacdooyinka nucan ah inta badan waa dhacan laakiin tan waxaa banaanka keenay waa dhimashada marka waxaan kubaaqeynaa in wacyigalin badan lasameeyo si loo ciribtiro dhaqankan ama caadadan xun.

Sheekh Shaakir waxaa uu sidoo kale yiri: waxaan usaarnay gudi uu hormuud uyahy taliyaha Booliska.

Taliyaha Booliska ayaa dhinaciisa waxaa uu sheegay in qofka dambigan geystay in la sooxiro.

Previous Post

 Al-Shabaab oo Biyaha Wabiga ku furay deegaano hoostaga degmada Qoryooley ee Gobolka Sh/Hoose

Next Post

Wasiir Beyle oo maanta kormeeray Dekadda Muqdisho+Sawiiro

Next Post
Wasiir Beyle oo maanta kormeeray Dekadda Muqdisho+Sawiiro

Wasiir Beyle oo maanta kormeeray Dekadda Muqdisho+Sawiiro

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay shirka Golaha Nabadda iyo Amniga AU ee AUSSOM iyo Suudaan

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay shirka Golaha Nabadda iyo Amniga AU ee AUSSOM iyo Suudaan

February 12, 2026
0

Mudane Cabdisalaam Cali, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta xarunta Midowga Afrika ee...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo booqday Dugsiga Sare ee Garsoorka ee Dalka  Aljeeriya

Wasiirka Cadaaladda XFS oo booqday Dugsiga Sare ee Garsoorka ee Dalka  Aljeeriya

February 12, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS), Mudane Xasan Macallin Maxamuud, oo booqasho rasmi ah ku...

Wasaaradda Gaashaandhigga ee XFS oo Qaar ka mid ah Ciidanka XDS ka saaray liiska Ciidannimada

Wasaaradda Gaashaandhigga ee XFS oo Qaar ka mid ah Ciidanka XDS ka saaray liiska Ciidannimada

February 12, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED   Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay shacabka Soomaaliyeed la socodsiinaysaa in, kaddib baaritaanno iyo tallaabooyin anshaxeed oo...

Shirkii 5aad ee Madasha DFS iyo Dowlad Goboleedyada ee Mashruuca SERP oo lagu soo gabagabeeyay Nairobi

Shirkii 5aad ee Madasha DFS iyo Dowlad Goboleedyada ee Mashruuca SERP oo lagu soo gabagabeeyay Nairobi

February 12, 2026
0

Nairobi, Febraayo 12, 2026 — Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Nairobi loogu soo gabagabeeyay Shirkii 5aad ee Madasha Dowladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In