Tuesday, September 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ifraax Axmed oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay {SAWIRRO}

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ifraax Axmed oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay {SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mudane C/laahi Colaad Rooble Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda Haweenka iyo horumarinta xuquuqul insaanka Soomaaliya  ayaa maanta Garoonka Diyaaraha ee MagaaladdaMuqdisho kusoo dhoweeyay Ifraax Axmed oo ah gabar Soomaaliyeed oo dhawaan ku guuleysatay abaal marinta haweenka Afrika kadib munaasabad lagu qabtay magaalada London ee dalka Ingiriiska taasi oo ay ku tartamayeen ilaa 500 haween ah oo ka socday wadamada Africa.

Ifraax Axmed oo warbaahinta qaranka kula hadashay qeybta vip garoonka  diraadaha aadan cadde ayaa cabireysa darenkeda iyadoo u mahad naqaday masulinta wasaarada warfaafinta iyo wasaarada haweenka soo dhawenta ay
maanta u sameyeen.
“runtii aadban ugu faraxsanahay soo dhaw  eenta maanta la ii sameeyay waxaan si gaar ah ugu mahadnaqayaa wasiir ku xig eenka wasaarad warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska iyo wasii rka haweenka iyo gabdhaha hada horteda ka muuqada ee maanta sida wanagsan isoo soo dhaw  enaya dhamaan waan u mahadnaqayaa”ayay tiri Ifraax.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞  𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐧𝐣𝐚𝐛𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐪𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐞𝐞𝐧 𝐲𝐨𝐨𝐥 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐧𝐣𝐚𝐛𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐪𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐞𝐞𝐧 𝐲𝐨𝐨𝐥 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡

September 21, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026

Agasimaha waaxda abaabulka iyo kicinta ee wasaarada haweenka iyo xuququlinsanka Cadar Cilmi Maxmed ayaa ugu hanbalyeesay Ifrax guusha weyn ay gartay iyadoo haweenka soomaaliyeed ka codsatay in ay ku daydaan dadaalada Ifraax oo kale.

“Hanbalyo hanbalyo waxaan maanta u hanbalyehena ifraax axmed oo ah gabar soomaaliyed islamarkana guul weyn usoo hoyisay haweenka Soomaaliyed waxana ha w eenka soomaaliy ed ka codsanayaa iney ku
daydaan ifaarax guusha ay gartay oo klae”ayuu yiri agaasimaha.

Wasiir ku xigeenka wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska mudane Cabdulaahi Colaad Rooble ayaa ugu danbe yntii ifraax ugu hanbalyeyay guusha weyn ay usoo hoyday dalkane soomaaliya isagoo ka dalbaday
iney dadaalkeeda sii laba laabto.

Madaxweynaha Soomaaliya oo habeenkii xalay sheegayiney garab tagayihiin dhalinrada dowladana ay dhiiri gilineyso xili kasta Bishan aanu ku jirno 9 keeda ayay ahayd markii   munaasabada abaalmarintaasi lagu gudoonsiinayaay Ifraax  Maclin Axmed  oo guusha ka qaaday ilaa 500 oo haween ah  kuwaasi oo ka kala socda dalal
kaladuwan oo Africa ah.

IMG_2366 IMG_2376 IMG_2378 IMG_2391 IMG_2394 IMG_2412 IMG_2423 IMG_2473   IMG_2489 IMG_2494  IMG_2522

Previous Post

Mas’uuliyiinta hay’ada ICRC ayaa kormeeray xabsiyada magaalada Gaalkacyo

Next Post

Kulan looga hadlayay kalinta haweenka ee Warbahinta oo Muqdisho lagu qabtay

Next Post
Kulan looga hadlayay kalinta haweenka ee Warbahinta oo Muqdisho lagu qabtay

Kulan looga hadlayay kalinta haweenka ee Warbahinta oo Muqdisho lagu qabtay

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞  𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐧𝐣𝐚𝐛𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐪𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐞𝐞𝐧 𝐲𝐨𝐨𝐥 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐧𝐣𝐚𝐛𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐪𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐞𝐞𝐧 𝐲𝐨𝐨𝐥 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡

September 21, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

September 21, 2026
0

Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In