Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

IGAD oo ku dhawaaqday in 50 Milyan oo qof ay saameysay Abaarta ka jirta Geeska Afrika

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
IGAD oo ku dhawaaqday in 50 Milyan oo qof ay saameysay Abaarta ka jirta Geeska Afrika
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

In ka badan 50 milyan oo qof oo ku nool gobolka Bariga Afrika ayaa la sheegayaa in sannadkan ay soo wajahday xaalad cunto yari ah.

Urur goboleedka IGAD ayaa Jimcihii sheegay, in dad gaaraya 300,000 oo ku nool Soomaaliya iyo Koonfurta Suudaan ay ku jiraan xaalado macaluuleed oo aad u ba’an.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026

Qiimayntan uu sameeyay urur goboleedka IGAD ayaa ah tii ugu darnayd ee ay hay’adaha Qaramada Midoobay, kuwa bini’aadantinimada iyo kuwa kale ee ka qeylo dhaamiyaan dhibaatada cunno yarida ee ka jirta gobolka ay sheegaan.

Qiimeyntan ayaa si gaar ah u khusaysa dalalka xubnaha ka ah Urur goboleedka IGAD.

Samantha Power, oo ah maareeyaha hay’adda horumarinta caalamiga ah ee Maraykanka, ayaa socdaal ku mareysa bariga Afrika si ay u soo bandhigto dhibaatada gaajada ee ka jirta gobolka, waxaana la filayaa in dhawaan ay booqato dalaka Itoobiya iyo Soomaaliya, halkaasi oo bulshooyinka qaar ay ku dhibaateysan yihiin Abaaro ka dhashay baaqashada afar xilli roobaad oo xiriir ah.

Previous Post

Ciidamada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka oo howlgallo ka fuliyay Gedo

Next Post

Afhayeenka Ciidanka Booliska oo beeniyay Afduubka Gabdho walaala ah

Next Post
Afhayeenka Ciidanka Booliska oo beeniyay Afduubka Gabdho walaala ah

Afhayeenka Ciidanka Booliska oo beeniyay Afduubka Gabdho walaala ah

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In