Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Iiraan oo walaac ka muujisay shirkii  Nukliyeerka ee ka socday Vienna

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Iiraan oo walaac ka muujisay shirkii  Nukliyeerka ee ka socday Vienna
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xilli galinkii danbe ee shalay la soo gabagabeeyay wareegii labaad ee wadahadaladii ka socday Vienna, ee ku saabsanaa heshiiskii Nukliyeerka Iiraan, ayay u qaabilsanayaashii Dehraan, waxay shirka ka muujiyeen walaac.

Shirkan oo ahaa mid  xasaasi ah ayaa labadii todobaad ee lasoo dhaafay ka socday magaalada Vienna, caasimadda Austria, kaa oo la filaayay in ay ka soo bixi doonaan is afgarad laga gaaro arrinta Nukliyeerka Iiraan, balse waxay u muuqataa in madaxa wada xaajoodka Iiraan, Cabaas Caraqji, uusan ku qanacsaneed habka uu u socda shirka.

Related posts

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026

Wasiir kuxigeenka arrimaha dibada Iiraan oo la hadlayay warbaahinta, shalay gabal dhacii ayaa carabka ku adkeeyay in halis badan ay ku hor dadbantahay guusha wadahadalada, isagoo intaa ku daray in ay muhiim tahay  in la fahmo mowqifka Iiraan ee heshiiskan.

Wakiilka Midowga Yurub, u qaabilsan wada xaajoodka Joseph Borrell, ayaa yiri: “waxaan ognahay in  howshu aysan sahlaneen, dhamaan wufuuddu waa kuwa ay ka go’antahay in xal laga gaaro wadahadalada.”

Joseph Borrell, ayaa  sidoo kale xusay in koox seddexaad oo khubaro ah lagu biirin doona shirka, si ay wax uga qabtaan arrimaha farsamada, isaga oo tilmaamay in waddada kaliya ee looga miro dhalinkaro shirka ay tahay diblomaasiyad aan hagar laheen, si meesha looga saaro wax kasta oo keena karo gorgortan.

Dhamaan wufuudda ka qeyb gashay shirka ayaa dib ugu laaban doona waddamadooda, si ay ula tashadaan madaxdooda, kahor inta aan markale lagu soo laaban miiska wadahadalada, wareega saddexaad ee shirka oo meeshiisa ka sii socon doona Toddobaad kadib.

Previous Post

Tartamayaasha Degmada Yaaqshiid oo caawa u soo gudbay wareegga labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Next Post

Horjoogayaal katirsan Al-shabaab oo lagu dilay duqeeyn kadhacday Gobolka Shabeelaha hoose

Next Post
Horjoogayaal katirsan Al-shabaab oo lagu dilay duqeeyn kadhacday Gobolka Shabeelaha hoose

Horjoogayaal katirsan Al-shabaab oo lagu dilay duqeeyn kadhacday Gobolka Shabeelaha hoose

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In