Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ilaa 250 00 caruur ay ku jirto oo lagu dilay duqeymo ka dhacay Syria

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Ilaa 250 00 caruur ay ku jirto oo lagu dilay duqeymo ka dhacay Syria
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka ka imaanaya Dalka Syria ayaa sheegaya in Tirada dhimashada ee duqayntii ka dhacayday magaalada Ghouta ay gaartay 250 qof maalmihii u dambeeyey,iyadoo dadka u Ololeeya arrimaha Suuriya ay ku tilmaameen dagaalkan kii ugu ba’naa ee dhaca ilaa sanadkii 2013-kii oo halkaasi ay ka socdeen dagaalada ahliga ah.

Hay’adaha u dooda xuquuqda aadanaha ayaa sheegay in Ilaa 50 caruur ah ay kamid yihiin dadka ku dhintay duqeymahaasi,mana jiraan wax war ah oo ka soo baxay saraakiisha Dowladda eek u aadan khasaaraha ka dhashey duqeyntaasi.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Dhinaca kale diyaaradaha Dagaalka ee Militariga Dalka Turkiga ayaa gantaalo ku garaacay  goobo ay dagaalka kagala jirraan jabhada Kurdiyiinta eek u sugan Waqooyiga Dalka Syria.

Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa Afhayeen u hadlay ayaa sheegay in 6  isbitaal oo kuyaal dalkaasi Syria lala beegsaday duqeymo xoogan maalmihii Isniinta iyo Talaadadii la soo dhaafay.

Weeraradan xaga cirka ah waxaa lagu beegsaday tobon tuulo oo u dhow bariga magaaladda Ghouta ee Dalkaasi Syria

Qaramada Midoobay waxay dalbanaysaa xabadjoojin si gargaarka loo gaarsiiyo dadka loona soo saaro dhaawaca halkaasi yaalla

Madaxweynaha Wadanka Syria Bashar Al Asad ayaa doonaya inuu duulaankan ku qabsadomagaalada  Ghouta oo ay ku sugan yihiin kooxaha dowladda dagaalka kula jira.

Previous Post

R/wasaare Khayre”Waxaan qorsheynay in qeyb qeyb u soo qaadno muwaadiniinta ku xaniban Liibiya iyo wadamada kale

Next Post

Ciidamada Xoogga Dalka oo Maleeshiyaadka Al shabaab kala wareegey Deegaano ka tirsan Jubbada hoose

Next Post
Ciidamada Xoogga Dalka oo  Maleeshiyaadka Al shabaab kala wareegey Deegaano ka tirsan Jubbada hoose

Ciidamada Xoogga Dalka oo Maleeshiyaadka Al shabaab kala wareegey Deegaano ka tirsan Jubbada hoose

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In