Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

In ka badan 100-Tahriibayaal Soomaali ah oo lagu xiray wadanka Suudaan

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
In ka badan 100-Tahriibayaal Soomaali ah oo lagu xiray wadanka Suudaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka ammaanka Xuduudaha ee wadanka Suudaan ayaa xiray 115-ruux oo Muhaajiriin ah kuwaasi oo u kala dhashay wadamada Soomaaliya iyo Itoobiya sida ay sheegeen saraakiisha wadankaas.

Dadkaan ayaa waxaa laga qabtay dhulka Saxaraha ah ee u dhaxeeya labada wadan xili ay doonayeen inay gaaraan dalka Liibiya si ay ugu sii gudbaan Qaarada Yurub.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Cisaamadiin Saalix oo ah Sargaal ka tirsan ciidanka Suudaan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in 101-Qof oo ka mid ah dadka la qabtay ay yihiin Soomaali, waxaana sidoo kale ka mid ah dadkaasi 34-Dumar ah, halka 14-ka kale ay yihiin Itoobiyaan.

Saraakiisha dowladda Suudaan ayaa sidoo kale sheegay in dadkaan la xiray ay yihiin dhamaantood dad dhalinyaro ah oo da’doodu u dhaxeyo 18-sano jirilaa 25-sano jir.

“Waxaan ka soo baxnay Soomaaliya, markaan gaarnay Suudaan, waxaan isku dhiibnay kooxo ka shaqeeya Tahriibka, waxay na dajiyeen Guri ku yaala magaalada khartuum, ka dibna waxay noo keeneen Gawaari kuwaas oo aan Saxaraha Liibiya ku gaarnay Todobo maalmood, laakiin hadafkeena wali ma aanan gaarin.” Sidaa waxaa u sheegay Wakaaladda AFP Maxamed Mahdi Madar.

Ilaa iyo  5,000 oo ah Tahriibayaal Afrikaan ah ayaa ku geeriyooday Xeebaha dalka dalka Liibiya iyo Dhulka Saxaraha ah ah sanadkii ugu danbeeyay ee 2016-ka sida ay sheegtay Qaramada Midoobay.

Previous Post

Janaraal Pakistan ah oo loo magacaabay isbaheysiga militiri ee Sacuudiga hogaamiyo

Next Post

Raggii ka dambeeyay weerarkii Masjidka Nabigeena oo la diley

Next Post
Raggii ka dambeeyay weerarkii Masjidka Nabigeena oo la diley

Raggii ka dambeeyay weerarkii Masjidka Nabigeena oo la diley

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In