Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

In ka badan 8,000 oo ruux oo lagu eedeyay afgambigii fashilmay ee Turkiga oo la maxkamadeyn doono

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
In ka badan 8,000 oo ruux oo lagu eedeyay afgambigii fashilmay ee Turkiga oo la maxkamadeyn doono
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

In ka badan 8,100 ruux oo lagu eedeeyay in ay ku lug lahaayeen afgambigii dhicsoobay ee 15 bishan ka dhacay dalka Turkiga ayaa la dhigay xabsi, sida uu sheegay wasiirka arimaha gudaha ee dalka Turkiga ninka lagu magacaabo  Efkan Ala.

Isagoo la hadlayay warbahinta A Haber, ayuu sheegay in tirada ugu badan  8,113 ruux oo xabsiga loo taxaabay ay yihiin ciidanka militiriga  oo 5,266 tiradaas kamid ah oo ay ku jiraan 151 general ,halka inta kale  1,656 ay yihiin saraakiil kale oo militiriga ka tirsaneyd.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka ayaa intaa ku daray in 1,684 oo qaadi ama xaakim maxkamadeed iyo xeer ilaaliyaal sidoo kale la qabtay, 1,019 oo saraakiisha booliiska ah sidoo kale la soo eedeeyay.

Mr. Ala wasiirka arimaha gudaha ee Turkiga ayaa tilmaamay in 15,846  ruux sidoo kale la xirey markii baaritaano la sameeyay lagu ogaaday in ay xiriir la leeyihiin isla markaana ka tirsan yihiin taageeriyaasha Fetullah Gulen  kaas oo lagu tuhmay in ay ka dambeeyay afgambigii fashilmay ee ciidanka dalka Turkiga isku dayeen in ay xukunka kaga tuuraan madaxweynaha sida sharciga ah loo soo doortay ee Recepp Tayyip Erdogan.

Xigasho: ANADOLU

Previous Post

Ciyaartoyda Soomaaliya ugu qeybgali doonta ciyaaraha Olympic-da ee Rio-Sawirro

Next Post

Al-shabaab oo burburiyay isgaarsiinta deegaanka  Lafey ee Kenya

Next Post
Al-shabaab oo burburiyay isgaarsiinta deegaanka  Lafey ee Kenya

Al-shabaab oo burburiyay isgaarsiinta deegaanka  Lafey ee Kenya

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In