Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

IOM oo sheegtay inay caawisay ku dhawaad 40 qof oo Soomaali ah oo ka soo cararay dagaallada dalka Yemen

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
IOM oo sheegtay inay caawisay ku dhawaad 40 qof oo Soomaali ah oo ka soo cararay dagaallada dalka Yemen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda socdaalka ee Qaramada Midoobe IOM ayaa sheegtay inay caawiyeen 39 qof oo Soomaali ah, kuwaas oo ka soo laabtay dalka colaada ay la degtay Yemen .

Dadkan ayaa ka soo dagay magaalada Berbera halkaas oo IOM ay ku siisay kaalmo isugu jirta caafimaad iyo cunto.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Barnaamijkan oo ay gacan ka geysteen UNCHR iyo safaarada Jarmalka ee Soomaaliya ayaa sidoo kale waxaa qeyb ka haa lacago dadka la siiyay si ay ugu tagaan meelihii ay u socdeen.

Dadkaan ugu danbeeyay ee soo gaaray Soomaaliya bilowgii isbuucaan ayaa waxaa ay kala aadeen magaalooyinka Hargeysa iyo Muqdisho oo ay u socdeen.

Hay’adda IOM ayaa tilmaamtay in dad badan oo isugu jira Soomaali iyo Itoobiyaan oo ka baxsanaya colaada iyo gaajada dalka Yemen ay maalin kasta gaaraan xeebaha Jabuuti iyo Soomaaliya

Previous Post

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo dhagax-dhigay dib-u-dhiska Guriga Hooyooyinka ee Baxsan “SAWIRRO”

Next Post

Saddex qof oo lagu dilay magaalada NICE ee Koonfurta Dalka Faransiiska “SAWIRRO”

Next Post
Saddex qof oo lagu dilay magaalada NICE ee Koonfurta Dalka Faransiiska “SAWIRRO”

Saddex qof oo lagu dilay magaalada NICE ee Koonfurta Dalka Faransiiska "SAWIRRO"

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In