Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Isbedel dhanka nolosha ah oo laga dareemayo dhalinyaradii dhawaan laga soo celiyay Liibiya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
R/W ku Xigeenka oo Garoonka Muqdisho ku Qaabilay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo Xukuumaddu ka soo Qaadday Liibiya “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaar ka mid ah dhalinyaradii dhawaan Dowladda Soomaaliya ay ka soo celisay dalka Liibiya ayaa ka warbixiyay dhibaatadii ay ku qabeen intii ay ku jireen Xabsiyada dalkaasi.

Dhalinyarada oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa tilmaamay iney dhibaato xooggan ay la kulmeen tan iyo intii ay ku xirnaayeen Xabsiyada Liibiya oo ay ka mid tahay jirdil iyo qaarkood oo la adoonsado.

Related posts

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026

Dadkaan la soo celiyay oo tiro ahaan gaarayay 11-ruux ayaa u mahad celiyay Dowladda Soomaaliya oo dadaal ku bixisay sidii dhalinyaradaasi looga soo furan lahaa magafayaasha dibna loogu soo celin lahaa dalkooda Hooyo.

“ Dhibaatada ugu badan waxaa nagu hayay dadka Muqalasiinta ah oo naga qaata lacago fara badan cidii bixinweysana jirdil u geysan jiray,ma ahan wax aan halkaan ku soo koobi karo dhibaatada halkaasi ka jirtay ilaahaa mahad iska leh oo dalkayaga dib noogu soo celiyay,” ayuu yiri mid ka ah dhalinyaradaasi oo la hadlay Warbaahinta Qaranka.

Dhalinyaradaan hadda dhadhamiyay neecowda udgoon ee dhulkooda hooyo ayaa ka dalbaday Dowladda Soomaaliya iney dhalinyarada kale ee ku dhibaateysan dalkaasi Liibiya dib u soo celiso,kuwaasoo xilligan wajahaya nolol xumo oo aad u daran.

Dowladda Soomaaliya ayaa sameysay xarun lagu daryeelo dadka laga soo celinayo dalka Liibiya si ay u helaan adeegyada asaasiga u ah nolosha sida waxbarasho,caafimaad iyo adeeyada kale ee muhiimka u ah nolosha.

Previous Post

Dhageyso: Ururka Haweenka Gobolka shabeelaha dhexe oo deeq Biyo ah gaar siiyay deegaano ka tirsan Shabeelaha dhexe

Next Post

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Turkiga Hakan Cawuşoglu oo booqasho ku imaanaya Soomaaliya

Next Post
Aftida Turkiga ee birri maxaa laga filan karaa? Warbixin+Sawirro

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Turkiga Hakan Cawuşoglu oo booqasho ku imaanaya Soomaaliya

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In